Soomaaliya iyo Kenya oo Iska Kaashanaya Dhismaha Markazka Hidaaya ee Kilifi
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiSoomaaliya iyo Kenya ayaa iska kaashanaya dhismaha Markazka Hidaaya ee Kilifi.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Markazka Hidaaya oo uu hormuud ka yahay Shiikha iyo Qaariga Soomaliyèed ee Shiikh Cabdirashid Shiikh Cali Suufi ayaa wax wayn ku soo kordhin doona bulshada iyo qurba joogta Soomaaliyeed ee ilmahooda u rabaan xarun waxbarasho diini ah oo suggan.
- Sido kale markazku wuxu bixin doona taba barada macalimiinta quraaanka kariimka,qiraa’atka iyo tacliinta diiniga ah.
- Notify me of follow-up comments by email.
- Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay bandhig khayri ah oo hordhac u ah madal dhaqaale loogu uruurinayo Markazka Hidaaya.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga la filayo in la dhiso Markazka Hidaaya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay bandhig khayri ah oo hordhac u ah madal dhaqaale loogu uruurinayo Markazka Hidaaya.
- Markazka Hidaaya oo uu hormuud ka yahay Shiikha iyo Qaariga Soomaliyèed ayaa wax wayn ku soo kordhin doona bulshada Soomaaliyeed.
- Shirkada hansmo ayaa dhulka ku deeqday iyado Ummda Soomaaliyeed laga codsaday in dhismaha xarunta ka qaybqaataan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Talaado 27 Oct 2026 {HMC} Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay bandhig khayri ah oo hordhac u ah madal dhaqaale loogu uruurinayo Markazka Hidaaya ee laga hirgalin doono Gobolka kilifi ee deegaanada xeebeedka dalka Kenya.
Markazka Hidaaya oo uu hormuud ka yahay Shiikha iyo Qaariga Soomaliyèed ee Shiikh Cabdirashid Shiikh Cali Suufi ayaa wax wayn ku soo kordhin doona bulshada iyo qurba joogta Soomaaliyeed ee ilmahooda u rabaan xarun waxbarasho diini ah oo suggan.
Sido kale markazku wuxu bixin doona taba barada macalimiinta quraaanka kariimka,qiraa’atka iyo tacliinta diiniga ah. Shirkada hansmo ayaa dhulka ku deeqday iyado Ummda Soomaaliyeed laga codsaday in dhismaha xarunta ka qaybqaataan.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Kenya ayaa iska kaashanaya dhismaha Markazka Hidaaya ee Kilifi. Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay bandhig khayri ah oo loogu uruurinayo lacagta xarunta.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Kenya ayaa iska kaashanaya dhismaha Markazka Hidaaya ee Kilifi.
- Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay bandhig khayri ah oo hordhac u ah madal dhaqaale loogu uruurinayo Markazka Hidaaya.
- Markazka Hidaaya oo uu hormuud ka yahay Shiikha iyo Qaariga Soomaliyèed ayaa wax wayn ku soo kordhin doona bulshada Soomaaliyeed.
- Shirkada hansmo ayaa dhulka ku deeqday iyado Ummda Soomaaliyeed laga codsaday in dhismaha xarunta ka qaybqaataan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dhinacyada kale ee ku lugta leh mashruuca.
- Faahfaahinta ku saabsan waqtiga dhismaha lama cayimin.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo Kenya waxay wada shaqeynayaan si ay u dhisaan xarun waxbarasho oo ujeedadeedu tahay inay ka faa'iideystaan bulshada Soomaaliyeed.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga la filayo in la dhiso Markazka Hidaaya?
- Immisa lacag ah ayaa loo baahan yahay si loo dhameystiro xarunta?
- Waa maxay barnaamijyada waxbarasho ee gaarka ah ee Markazka Hidaaya uu bixin doono?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kilifi · kenya · hidaaya
Sii akhri
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Toddobaadka Kalluumeysiga Qaranka 2026
Shabelle Media
- Soomaaliya oo ansixisay qabyo-qoraallada 12 istaraatiijiyadood oo lagu horumarinayo silsiladaha qiimaha beeraha iyo xoolaha
Shabelle Media
- Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan aan caadi ahayn
Jowhar