Soomaaliya oo cambaareysay weerarka lagu qaaday xarun koronto oo adeegta Masjidka Nabiga
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo adeegta Masjidka Nabiga ee magaalada Madiina, dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarka lagu qaaday kaabayaal rayid oo koronto siiya mid ka mid ah goobaha ugu barakeysan Islaamka uu yahay fal ka dhan ah karaamada goobaha barakeysan, isla markaana ay u aragto xadgudub ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida Sacuudiga.
- Soomaaliya ayaa sidoo kale muujisay garab istaag buuxa oo ay la leedahay dowladda iyo shacabka Sacuudiga, iyadoo taageertay dadaallada Boqortooyada ee lagu ilaalinayo madaxbannaanideeda, amnigeeda iyo badqabka muwaadiniinta, dadka deggan iyo booqdayaasha goobaha barakeysan.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa intaas ku dartay in Soomaaliya, oo xubin ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ay diiddan tahay fal kasta oo khatar gelinaya xasilloonida gobolka, waxayna ku baaqday in dadka ka dambeeyay weerarka lagula xisaabtamo.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay faahfaahinta gaarka ah ee la ogyahay ee ku saabsan weerarka?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarka lagu qaaday kaabayaal rayid oo koronto siiya mid ka mid ah goobaha ugu barakeysan Islaamka uu yahay fal ka dhan ah karaamada goobaha barakeysan.
- Soomaaliya ayaa sidoo kale muujisay garab istaag buuxa oo ay la leedahay dowladda iyo shacabka Sacuudiga.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa intaas ku dartay in Soomaaliya, oo xubin ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ay diiddan tahay fal kasta oo khatar gelinaya xasilloonida gobolka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – 3 Oktoobar 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo adeegta Masjidka Nabiga ee magaalada Madiina, dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarka lagu qaaday kaabayaal rayid oo koronto siiya mid ka mid ah goobaha ugu barakeysan Islaamka uu yahay fal ka dhan ah karaamada goobaha barakeysan, isla markaana ay u aragto xadgudub ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida Sacuudiga.
Soomaaliya ayaa sidoo kale muujisay garab istaag buuxa oo ay la leedahay dowladda iyo shacabka Sacuudiga, iyadoo taageertay dadaallada Boqortooyada ee lagu ilaalinayo madaxbannaanideeda, amnigeeda iyo badqabka muwaadiniinta, dadka deggan iyo booqdayaasha goobaha barakeysan.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa intaas ku dartay in Soomaaliya, oo xubin ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ay diiddan tahay fal kasta oo khatar gelinaya xasilloonida gobolka, waxayna ku baaqday in dadka ka dambeeyay weerarka lagula xisaabtamo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo adeegta Masjidka Nabiga ee magaalada Madiina, dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo adeegta Masjidka Nabiga ee magaalada Madiina, dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarka lagu qaaday kaabayaal rayid oo koronto siiya mid ka mid ah goobaha ugu barakeysan Islaamka uu yahay fal ka dhan ah karaamada goobaha barakeysan.
- Soomaaliya ayaa sidoo kale muujisay garab istaag buuxa oo ay la leedahay dowladda iyo shacabka Sacuudiga.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa intaas ku dartay in Soomaaliya, oo xubin ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ay diiddan tahay fal kasta oo khatar gelinaya xasilloonida gobolka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ku lug leh weerarka.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin bayaannada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta weerarka lama bixinin.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya ayaa si rasmi ah u cambaareysay weerarka waxayna muujisay garab istaag ay la leedahay Sacuudiga.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay faahfaahinta gaarka ah ee la ogyahay ee ku saabsan weerarka?
- Yaa la aaminsan yahay inuu mas'uul ka yahay weerarka?
- Waa maxay tallaabooyinka Soomaaliya ay qaadi doonto ka dib dhacdadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · adeegta · qaaday