Topic
Warkasta is tracking qaaday across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches axmed, hoygiisa, and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilka ka qaaday agaasimihii Warbaahinta Dowladda Cali Cabdi Cali…

MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay in dalka uu wajahayo xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo sii xumaanaysa. Shariif Sheekh Axmed, oo kamid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka, ayaa sheegay in isaga iyo dadkii la joogay ay la […]