Soomaaliya oo ka qayb gashay kulanka 176-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah ee Hay’adda UNEP
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Soomaaliya ayaa ka qayb gashay kulanka 176-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah ee UNEP oo lagu qabtay Nairobi, Kenya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hawlaha socda ee hay’adda UNEP iyo diyaar-garowga kalfadhiga sideedaad ee Golaha Qaramada Midoobay ee Deegaanka (UNEA-8).
- Intii ay socdeen doodaha, Soomaaliya waxay carrabka ku adkaysay muhiimadda ay leedahay xoojinta awoodda dalalka ee la qabsiga isbeddelka cimilada, helitaanka maalgelinta loogu talagalay wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada, dib-u-soo-celinta dhulalka iyo deegaanka waxyeelladu gaartay, iyo wax ka qabashada caqabadaha ay ka mid yihiin abaaraha, xaalufka dhulka, lumista kala-duwanaanshaha noolaha iyo wasakhowga deegaanka.
- Sidoo kale, Soomaaliya waxay ku baaqday in diyaar-garowga UNEA-8 uu noqdo hannaan loo dhan yahay oo hufan, kaas oo dhammaan dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay, gaar ahaan dalalka soo koraya, ay si buuxda uga qayb qaataan dejinta go’aannada iyo natiijooyinka shirka.
- Igala socodsii faallooyinka xiga email.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto ka dib kulankan?
Waxaad akhrinaysaa turjumaadda Soomaaliga.

Qodobbada warbixinta
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · English
English · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Turjumaadda akhriska: Soomaali
Isniin 23 Nov 2026 {HMC} Soomaaliya oo ka qayb gashay kulanka 176-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah ee Hay’adda UNEP Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya , oo uu hoggaaminayo Danjiraha JFS ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya hay’adaha Qaramada Midoobay ee deegaanka (UNEP), Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle , ayaa ka qayb galay kulanka 176-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah ee UNEP, kaas oo lagu qabtay magaalada Nairobi.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hawlaha socda ee hay’adda UNEP iyo diyaar-garowga kalfadhiga sideedaad ee Golaha Qaramada Midoobay ee Deegaanka (UNEA-8).
Intii ay socdeen doodaha, Soomaaliya waxay carrabka ku adkaysay muhiimadda ay leedahay xoojinta awoodda dalalka ee la qabsiga isbeddelka cimilada, helitaanka maalgelinta loogu talagalay wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada, dib-u-soo-celinta dhulalka iyo deegaanka waxyeelladu gaartay, iyo wax ka qabashada caqabadaha ay ka mid yihiin abaaraha, xaalufka dhulka, lumista kala-duwanaanshaha noolaha iyo wasakhowga deegaanka.
Sidoo kale, Soomaaliya waxay ku baaqday in diyaar-garowga UNEA-8 uu noqdo hannaan loo dhan yahay oo hufan, kaas oo dhammaan dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay, gaar ahaan dalalka soo koraya, ay si buuxda uga qayb qaataan dejinta go’aannada iyo natiijooyinka shirka.
Soomaaliya waxay mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay inay la shaqayso hay’adda UNEP iyo dalalka xubnaha ka ah, si loo horumariyo xalal wax ku ool ah oo wax looga qabanayo caqabadaha deegaanka, loona xaqiijiyo in aan laga tegin dalalka iyo bulshooyinka nugul ee sida weyn u saameeyaan dhibaatooyinka deegaanka iyo isbedalka cimilada
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Igala socodsii faallooyinka xiga email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa ka qayb gashay kulanka 176-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah ee UNEP oo lagu qabtay Nairobi, Kenya.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa ka qayb gashay kulanka 176-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah ee Hay’adda UNEP.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hawlaha socda ee hay’adda UNEP iyo diyaar-garowga kalfadhiga sideedaad ee Golaha Qaramada Midoobay ee Deegaanka (UNEA-8).
- Soomaaliya waxay carrabka ku adkaysay muhiimadda ay leedahay xoojinta awoodda dalalka ee la qabsiga isbeddelka cimilada.
- Soomaaliya waxay ku baaqday in diyaar-garowga UNEA-8 uu noqdo hannaan loo dhan yahay oo hufan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha Soomaaliya laguma darin.
- Faahfaahinta natiijooyinka kulanka lama cayimin.
Gunaanadka akhristaha
Ka-qaybgalka Soomaaliya ee doodaha caalamiga ah ee deegaanka ayaa muujinaya go'aankeeda ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto ka dib kulankan?
- Sidee loo hirgelin doonaa natiijooyinka UNEA-8?
- Waa maxay caqabadaha gaarka ah ee Soomaaliya la kulanto ee la xiriira isbeddelka cimilada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- English
- Xaaladda turjumaadda
- Turjumaad kaydsan ayaa luqaddan u diyaar ah
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · gashay · qayb · soomaaliya
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada