Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa shirka uga qayb galay magaca dowladda Soomaaliya, isagoo la kulmay mas’uuliyiin iyo wakiillo ka socday dalalka ka qaybgalay kulanka.
- Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika, iyadoo la doonayo in la horumariyo iskaashiyada istaraatiijiga ah, lana kobciyo wada-shaqeynta dhinacyada ay danaha iyo mudnaanta wadaagaan dalalka labada qaaradood.
- Ka qaybgalka Soomaaliya ee kulankan ayaa muujinaya dadaallada dowladda Federaalka ay ku xoojinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalalka caalamka, gaar ahaan waddamada Waqooyiga Yurub, iyo sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan.
- Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe kordhisay ka qaybgalka shirarka heer gobol iyo heer caalami, kuwaas oo fursad u siinaya inay soo bandhigto mudnaanta siyaasaddeeda arrimaha dibadda, isla markaana ay raadiso iskaashiyo cusub oo taageera danaha qaranka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga gaaray shirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa shirka uga qayb galay magaca dowladda Soomaaliya.
- Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika.
- Ka qaybgalka Soomaaliya ee kulankan ayaa muujinaya dadaallada dowladda Federaalka ay ku xoojinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalalka caalamka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Oslo, Norway – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa shirka uga qayb galay magaca dowladda Soomaaliya, isagoo la kulmay mas’uuliyiin iyo wakiillo ka socday dalalka ka qaybgalay kulanka.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika, iyadoo la doonayo in la horumariyo iskaashiyada istaraatiijiga ah, lana kobciyo wada-shaqeynta dhinacyada ay danaha iyo mudnaanta wadaagaan dalalka labada qaaradood.
Ka qaybgalka Soomaaliya ee kulankan ayaa muujinaya dadaallada dowladda Federaalka ay ku xoojinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalalka caalamka, gaar ahaan waddamada Waqooyiga Yurub, iyo sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan.
Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe kordhisay ka qaybgalka shirarka heer gobol iyo heer caalami, kuwaas oo fursad u siinaya inay soo bandhigto mudnaanta siyaasaddeeda arrimaha dibadda, isla markaana ay raadiso iskaashiyo cusub oo taageera danaha qaranka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway.
- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa shirka uga qayb galay magaca dowladda Soomaaliya.
- Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika.
- Ka qaybgalka Soomaaliya ee kulankan ayaa muujinaya dadaallada dowladda Federaalka ay ku xoojinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalalka caalamka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ka qaybgalay shirka.
- Eedeymaha ku saabsan diiradda shirka waxay ku saleysan yihiin kaliya warbixinta maqaalka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta shirka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Soomaaliya ee shirarka caalamiga ah ayaa muujinaya dadaalladeeda ku aaddan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga gaaray shirka?
- Waa kee dalalka ka qaybgalay shirka?
- Sidee ayay ka qaybgalka Soomaaliya u saameyn doontaa siyaasaddeeda arrimaha dibadda mustaqbalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qayb · shirka · afrika
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada