Soomaaliya oo ka qeyb-galaysa shir caalami ah oo ka dhacaya dalka…
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaysa madasha caalamiga ah ee wada-hadalka dhaqamada kala duwan ee sannadka 2026, iyadoo Wasiir Cabdifataax Qaasim Maxamuud uu u ambabaxay magaalada Baku, Azerbaijan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaInta uu kulanku socdo, Wasiir Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa la filayaa inuu jeediyo khudbad uu kaga hadlayo dhaqanka hodanka ah ee ummadda Soomaaliyeed, hiddaha iyo taariikhda dalka, iyo qiyamka suubban ee ay bulshada Soomaaliyeed ku faanto.
- Madashan oo ah tii toddobaad ee nooceeda ah ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta is-fahamka, nabadda iyo wada-noolaanshaha bulshooyinka leh dhaqamada kala duwan, iyadoo sidoo kale la dhiirrigelinayo iskaashiga iyo is-ixtiraamka caalamiga ah.
- Kulankan caalamiga ah ayaa muhiimad gaar ah u leh isu-soo-dhoweynta bulshooyinka kala duwan, waxaana looga gol leeyahay in la abuuro jawi lagu kobcinayo wada-hadalka iyo is-fahamka, si loo xoojiyo nabadda iyo wada-noolaanshaha dunida.
- Madasha waxaa ka qeyb-galaya mas’uuliyiin dowladeed, diblomaasiyiin, wakiillo ka socda hay’adaha caalamiga ah, aqoonyahanno iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socda dalal kala duwan oo caalamka ah.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo madasha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaysa madasha caalamiga ah ee wada-hadalka dhaqamada kala duwan ee sannadka 2026.
- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa u ambabaxay magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan.
- Madashan oo ah tii toddobaad ee nooceeda ah ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta is-fahamka, nabadda iyo wada-noolaanshaha bulshooyinka leh dhaqamada kala duwan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaysa madasha caalamiga ah ee wada-hadalka dhaqamada kala duwan ee sannadka 2026, iyadoo maanta uu magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan u ambabaxay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Cabdifataax Qaasim Maxamuud.
Madashan oo ah tii toddobaad ee nooceeda ah ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta is-fahamka, nabadda iyo wada-noolaanshaha bulshooyinka leh dhaqamada kala duwan, iyadoo sidoo kale la dhiirrigelinayo iskaashiga iyo is-ixtiraamka caalamiga ah.
Kulankan caalamiga ah ayaa muhiimad gaar ah u leh isu-soo-dhoweynta bulshooyinka kala duwan, waxaana looga gol leeyahay in la abuuro jawi lagu kobcinayo wada-hadalka iyo is-fahamka, si loo xoojiyo nabadda iyo wada-noolaanshaha dunida.
Madasha waxaa ka qeyb-galaya mas’uuliyiin dowladeed, diblomaasiyiin, wakiillo ka socda hay’adaha caalamiga ah, aqoonyahanno iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socda dalal kala duwan oo caalamka ah.
Inta uu kulanku socdo, Wasiir Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa la filayaa inuu jeediyo khudbad uu kaga hadlayo dhaqanka hodanka ah ee ummadda Soomaaliyeed, hiddaha iyo taariikhda dalka, iyo qiyamka suubban ee ay bulshada Soomaaliyeed ku faanto.
Khudbaddiisa ayuu sidoo kale ku iftiimin doonaa kaalinta ay hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ka qaadan karaan xoojinta is-fahamka, nabadda iyo wada-noolaanshaha bulshooyinka caalamka, isaga oo soo bandhigi doona qiimaha ay leeyihiin dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliya.
Ka qeyb-galka wasiirka ee madashan ayaa fursad u ah in la soo bandhigo hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, isla markaana la xoojiyo doorka Soomaaliya ee dadaallada caalamiga ah ee lagu horumarinayo wada-hadalka dhaqamada kala duwan iyo is-dhexgalka bulshooyinka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaysa madasha caalamiga ah ee wada-hadalka dhaqamada kala duwan ee sannadka 2026, iyadoo Wasiir Cabdifataax Qaasim Maxamuud uu u ambabaxay magaalada Baku, Azerbaijan.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaysa madasha caalamiga ah ee wada-hadalka dhaqamada kala duwan ee sannadka 2026.
- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa u ambabaxay magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan.
- Madashan oo ah tii toddobaad ee nooceeda ah ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta is-fahamka, nabadda iyo wada-noolaanshaha bulshooyinka leh dhaqamada kala duwan.
- Wasiir Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa la filayaa inuu jeediyo khudbad uu kaga hadlayo dhaqanka hodanka ah ee ummadda Soomaaliyeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ka qeyb-galaya madasha.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka madasha lama bixinin.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka maqaalka ku jira lama soo bandhigin.
Gunaanadka akhristaha
Ka qeyb-galka Soomaaliya ee madashan wuxuu muujinayaa ka qaybgalkeeda wada-hadalka dhaqamada caalamiga ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo madasha?
- Sidee ayey ka qeyb-galka Soomaaliya u saameyn doontaa xiriirka caalamiga ah?
- Waa maxay dalalka kale ee ka qeyb-galaya madasha?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dalka · soomaaliya · qeyb