Topic
Warkasta is tracking qeyb across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dhallinyarada, ilaalinta, and tashano, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhallinyarada hormuudka u ah ololaha nadaafadda xeebaha Muqdisho, taas oo lagu dhiirrigelinayay kaalinta wax-ku-oolka ah ee dhallinyaradu ku leeyihiin ilaalinta deegaanka, kor u qaadidda bilicda caasimadda iyo kobcinta dhaqanka iskaa wa

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa Xalay magaalada Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano oo masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay ka qeyb galeen. Madasha ayaa la isku weydaarsaday aragtiyo ku saabsan habsami u socodka doorashada Galmudug, iyadoo masuuliyi