Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Soomaaliya oo ku Biirtay Guddiga Fulinta ee INPDPA
Soomaaliya oo ku Biirtay Guddiga Fulinta ee INPDPA Mudane Mohamed Nur Olow, oo ah Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Islamic Network for Personal Data Protection Authorities (INPDPA), kaas oo ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray hirgelinta […] The post Soomaaliy
Soomaaliya ayaa ku biirtay Guddiga Fulinta ee INPDPA, iyadoo ka qeyb gashay kulanka labaad ee ka dhacay Istanbul.
Maxaa la shaaciyey
- Mudane Mohamed Nur Olow, Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay kulanka.
- Kulankan ayaa diiradda lagu saaray hirgelinta xeerarka ururka iyo xoojinta iskaashiga dalalka Islaamka.
- Soomaaliya waxay rajaynaysaa inay ka faa’iideysato taageerada farsamo ee dalalka horumaray.
Macnaha guud
Kulankan ayaa yimid xilli ay tiknoolojiyadda casriga ahi keenayso khataro cusub oo amniga xogta ah.
“Soomaaliya waxay si firfircoon uga qayb qaadan doontaa dadaallada INPDPA.”
Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujinaysaa sida dowladdu uga go’an tahay ilaalinta xogta shacabka iyo horumarinta qaranka.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Soomaaliya oo ku Biirtay Guddiga Fulinta ee INPDPA
Mudane Mohamed Nur Olow, oo ah Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Islamic Network for Personal Data Protection Authorities (INPDPA), kaas oo ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray hirgelinta xeerarka ururka iyo xoojinta iskaashiga dalalka Islaamka si loo wada xalliyo caqabadaha amniga xogta.
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalalka ku jira guddiga fulinta ururka cusub, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo muujinaysa sida dowladdu uga go’an tahay ilaalinta xogta shacabka. Kulankani waxa uu yimid xilli ay tiknoolojiyadda casriga ahi keenayso khataro cusub, isagoo dejinaya aasaas looga wada shaqeeyo amniga macluumaadka dalalka Islaamka .
Mudane Olow ayaa xusay in Soomaaliya ay door weyn ka ciyaari doonto horumarinta himilooyinka ururka, isagoo tilmaamay in ilaalinta xogta iyo xuquuqda muwaadiniintu ay tahay mid lama huraan ah. Wuxuu sheegay in dalalka Islaamka ay wadaagaan caqabado isku mid ah, iskaashiguna uu fure u yahay xallintooda .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Radio Dalsan
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.