Topic
Warkasta is tracking guddiga across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches diplomacy, fulinta, and guddoomiyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka soo laabtay magaalada Laascaanood, halkaas oo labadii maalmood ee… Sii akhri

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay falal arxan darro ah oo ka dhacay gobollada Sool iyo Hiiraan, kuwaas oo lagu dilay dad rayid ah laguna burburiyay hanti. Guddiga ayaa sheegay in deegaanka Ari-Caddeeye ee Gobolka Sool lagu dilay ugu yaraan 21 qof oo rayid ah, […]

Soomaaliya oo ku Biirtay Guddiga Fulinta ee INPDPA Mudane Mohamed Nur Olow, oo ah Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Islamic Network for Personal Data Protection Authorities (INPDPA), kaas oo ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray hirgelinta […] The post Soomaaliy

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas oo lagu falanqeeyay warbixino iyo aragtiyo la xiriira horumarinta, dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidanka XDS. Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta qorshayaasha istiraatiijiyadeed ee Ciidanka XDS, iyadoo xubnaha guddigu ay Taliy

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay martigeliyeen Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka (OHCHR) iyo Guddiga Qaranka Xuquuqda Aadanaha ee Kenya (KNCHR). Wafdiga Guddiga waxaa hoggaaminayay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga, Maxamed Haaruun Maxam

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed ayaa shalay ka soo muuqday kulan olole ah oo dhexmaray musharaxa ay… Sii akhri
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shalay ayay ahayd markii Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ay doorteen Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa, iyadoo sidoo kale dhawaan la dooran doono Hoggaamiyaha Koonfu