Soomaaliya oo soo bandhigtay doorka istaraatiijiga ah ee hawadeeda shir ka socda Qatar
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiAxmed Macalin Xasan, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), ayaa soo bandhigay horumarka Soomaaliya ka samaysay duulista rayidka shir ka socda magaalada Dooxa.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Axmed ayaa hadalkan ka jeediyay shirkii siddeedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Bariga Dhexe (DGCA-MID/8), isagoo sheegay in hawada Soomaaliya ay door muhiim ah ka ciyaartay isku xirka duulimaadyada rayidka xilli xaaladaha amni ee gobolka ay saameeyeen hawlgallada duulista.
- Waxa uu sheegay in casriyeynta nidaamyada duulista, adeegsiga qalab tiknoolajiyadeed oo casri ah iyo shaqaale leh aqoon iyo khibrad ay kor u qaadeen sumcadda Soomaaliya iyo muhiimadda hawadeeda.
- “Maanta waxaan joognaa meel dunidu nagu tiirsan tahay,” ayuu yiri Axmed, isaga oo ka hadlayay doorka hawada Soomaaliya ee isku xirka duulimaadyada.
- Maareeyaha guud ayaa sidoo kale sheegay in ka qaybgalka Soomaaliya ee shirka uu fursad u yahay xoojinta iskaashiga gobolka, maadaama dalka uu ku yaal marin hawo oo istaraatiiji ah oo muhiim u ah duulimaadyada gobolka iyo kuwa caalamka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin horumarka gaarka ah ee Soomaaliya ka samaysay duulista rayidka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Shirka DGCA-MID/8 ayaa maalintiisa labaad ka socday Dooxa, waxaana sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO).
- Ajandaha shirka waxaa ka mid ah badbaadada duulista iyo hagidda diyaaradaha, amniga nidaamyada dijitaalka ah, ilaalinta deegaanka, fududeynta gaadiidka cirka iyo xoojinta iskaashiga gobolka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
DOOXA, Qatar — Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Axmed Macalin Xasan, ayaa shir ka socda magaalada Dooxa ku soo bandhigay horumarka Soomaaliya ka samaysay duulista rayidka iyo muhiimadda istaraatiijiga ah ee hawada dalka u leedahay isku xirka duulimaadyada gobolka iyo kuwa caalamka.
Axmed ayaa hadalkan ka jeediyay shirkii siddeedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Bariga Dhexe (DGCA-MID/8), isagoo sheegay in hawada Soomaaliya ay door muhiim ah ka ciyaartay isku xirka duulimaadyada rayidka xilli xaaladaha amni ee gobolka ay saameeyeen hawlgallada duulista. Waxa uu sheegay in casriyeynta nidaamyada duulista, adeegsiga qalab tiknoolajiyadeed oo casri ah iyo shaqaale leh aqoon iyo khibrad ay kor u qaadeen sumcadda Soomaaliya iyo muhiimadda hawadeeda.
“Maanta waxaan joognaa meel dunidu nagu tiirsan tahay,” ayuu yiri Axmed, isaga oo ka hadlayay doorka hawada Soomaaliya ee isku xirka duulimaadyada. Maareeyaha guud ayaa sidoo kale sheegay in ka qaybgalka Soomaaliya ee shirka uu fursad u yahay xoojinta iskaashiga gobolka, maadaama dalka uu ku yaal marin hawo oo istaraatiiji ah oo muhiim u ah duulimaadyada gobolka iyo kuwa caalamka.
Shirka DGCA-MID/8 ayaa maalintiisa labaad ka socday Dooxa, waxaana sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO). Waxaa ka qaybgalaya mas’uuliyiin ka socda hay’adaha duulista rayidka ee dalalka Bariga Dhexe iyo dalal kale, iyo wakiillo ka socda ururrada caalamiga ah iyo kuwa gobolka.
Ajandaha shirka waxaa ka mid ah badbaadada duulista iyo hagidda diyaaradaha, amniga nidaamyada dijitaalka ah, ilaalinta deegaanka, fududeynta gaadiidka cirka iyo xoojinta iskaashiga gobolka. Waxaa sidoo kale looga hadlayaa hirgelinta barnaamijka amniga duulista ee Bariga Dhexe iyo caqabadaha ka dhasha diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
Axmed ayaa hadalkan ka jeediyay shirkii siddeedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Bariga Dhexe (DGCA-MID/8), isagoo sheegay in hawada Soomaaliya ay door muhiim ah ka ciyaartay isku xirka duulimaadyada rayidka xilli xaaladaha amni ee gobolka ay saameeyeen hawlgallada duulista.
Waxa uu sheegay in casriyeynta nidaamyada duulista, adeegsiga qalab tiknoolajiyadeed oo casri ah iyo shaqaale leh aqoon iyo khibrad ay kor u qaadeen sumcadda Soomaaliya iyo muhiimadda hawadeeda.
“Maanta waxaan joognaa meel dunidu nagu tiirsan tahay,” ayuu yiri Axmed, isaga oo ka hadlayay doorka hawada Soomaaliya ee isku xirka duulimaadyada.
Maareeyaha guud ayaa sidoo kale sheegay in ka qaybgalka Soomaaliya ee shirka uu fursad u yahay xoojinta iskaashiga gobolka, maadaama dalka uu ku yaal marin hawo oo istaraatiiji ah oo muhiim u ah duulimaadyada gobolka iyo kuwa caalamka.
Shirka DGCA-MID/8 ayaa maalintiisa labaad ka socday Dooxa, waxaana sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO).
Waxaa ka qaybgalaya mas’uuliyiin ka socda hay’adaha duulista rayidka ee dalalka Bariga Dhexe iyo dalal kale, iyo wakiillo ka socda ururrada caalamiga ah iyo kuwa gobolka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Axmed Macalin Xasan, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), ayaa soo bandhigay horumarka Soomaaliya ka samaysay duulista rayidka shir ka socda magaalada Dooxa. Shirka DGCA-MID/8 ayaa maalintiisa labaad ka socday Dooxa, waxaana sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO).
Qodobada muhiimka ah
- Axmed Macalin Xasan, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), ayaa soo bandhigay horumarka Soomaaliya ka samaysay duulista rayidka shir ka socda magaalada Dooxa.
- Shirka DGCA-MID/8 ayaa maalintiisa labaad ka socday Dooxa, waxaana sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO).
- Ajandaha shirka waxaa ka mid ah badbaadada duulista iyo hagidda diyaaradaha, amniga nidaamyada dijitaalka ah, ilaalinta deegaanka, fududeynta gaadiidka cirka iyo xoojinta iskaashiga gobolka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka imaanaya dhinacyada kale ee ku saabsan muhiimadda doorka Soomaaliya ee duulista rayidka.
- Maqaalku ma caddeynayo natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirka.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Soomaaliya ee shirka DGCA-MID/8 wuxuu muujinayaa doorkeeda istaraatiijiga ah ee duulista gobolka iyo caalamka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin horumarka gaarka ah ee Soomaaliya ka samaysay duulista rayidka?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee shirka DGCA-MID/8?
- Sidee ayay ka qaybgalka Soomaaliya u saameyn doontaa iskaashiga duulista gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · istaraatiijiga · qatar
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Soomaaliya oo Shir Caalami ah ku Soo Bandhigtay Horumarka Duulista Rayidka iyo Muhiimadda Hawadeeda
Hiiraanweyn
- Dowladda Soomaaliya oo Ansixinaysa Qaab-dhismeedka Qaranka ee Isku-duwidda Dowladda Dijitaalka ah
Hiiraanweyn
- DF Soomaaliya oo beenisay arrin xasaasi ah oo laga faafiyay diyaaradaha Turkiga
Caasimada Online