Topic
Warkasta is tracking qatar across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches aviation, diplomacy, and hadlay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

DOOXA, Qatar — Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Axmed Macalin Xasan, ayaa shir ka socda magaalada Dooxa ku soo bandhigay horumarka Soomaaliya ka samaysay duulista rayidka iyo muhiimadda istaraatiijiga ah ee hawada dalka u leedahay isku xirka duulimaadyada gobolka iyo kuwa caalamka. Axmed ayaa hadalkan ka jeediyay shirkii siddeedaad ee Agaasimeyaasha Guud…

DOHA, Qatar — Soomaaliya ayaa muujisay horumarka duulista rayidka ah iyo muhiimadda istaraatiijiga ah ee hawadeeda isku xirka duulimaadyada gobolka iyo caalamka kulanka hay'adaha duulista rayidka ah ee Qatar. Axmed Macalin Xasan, agaasimaha guud ee Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliya (SCAA), ayaa soo bandhigay guulaha Soomaaliya kulanka siddeedaad ee Agaasimayaasha Guud ee…

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi. Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar, iyadoo si g