Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVdiplomacy

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐€๐๐ค๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ˆ๐†๐€๐ƒ ๐ž๐ž ๐Š๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐„๐›๐จ๐ฅ๐š

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta qaab fogaan-arag ah uga qayb galay Shir Degdeg ah oo ay soo qabanqaabisay urur goboleedka IGAD, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Caafimaadka dalalka xubnaha ka ah ururka, laguna falanqeeyay xaaladda cudurka Ebola ee ka dillaacay gobolka. Wasiirka ayaa kulanka ka [โ€ฆ]

SO
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐€๐๐ค๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ˆ๐†๐€๐ƒ ๐ž๐ž ๐Š๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐„๐›๐จ๐ฅ๐š
Sawir / xog muuqaal ah ยท Somali National TV
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta qaab fogaan-arag ah uga qayb galay Shir Degdeg ah oo ay soo qabanqaabisay urur goboleedka IGAD, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Caafimaadka dalalka xubnaha ka ah ururka, laguna falanqeeyay xaaladda cudurka Ebola ee ka dillaacay gobolka.

Wasiirka ayaa kulanka ka sheegay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga gobolka, kor u qaadista kormeerka xuduudaha, iyo adkaynta tallaabooyinka u diyaar garowga cudurrada faafa si looga hortago khataraha caafimaad ee ka gudbi kara xuduudaha dalalka.

Soomaaliya waxay sii waddaa dadaallada lagu xoojinayo u diyaar garowga iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka, iyadoo garab ka helaysa iskaashiga gobolka iyo hayโ€™adaha caalamiga ah.

Screenshot

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliadiplomacydiplomacykulankadalalka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.