Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Su’aalaha inta badan la isweydiiyo: Shaqada ICRC ee xabsiyada.
1. Maxay ICRC-du u booqataa xabsiyada? Booqashada iyo la socoshada dadka la xiray iyada oo lala xiriirinayo colaadda ayaa gundhig u ah waajibaadka ICRC. Tani waa hawl ay ICRC waday in ka badan boqol sano. Arintan waxaa u sabab ah xaaladaha colaadda maxaabiistu, cid kasta oo ay yihiin iyo sabab kasta oo loo xiray– inta […] The post Su’aalaha inta badan la isweydiiyo: Shaqada ICRC ee xabsiyada

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
1. Maxay ICRC-du u booqataa xabsiyada?
Booqashada iyo la socoshada dadka la xiray iyada oo lala xiriirinayo colaadda ayaa gundhig u ah waajibaadka ICRC. Tani waa hawl ay ICRC waday in ka badan boqol sano. Arintan waxaa u sabab ah xaaladaha colaadda maxaabiistu, cid kasta oo ay yihiin iyo sabab kasta oo loo xiray– inta badan halis ayay ku suganyihiin.
Soomaaliya, ICRC waxay booqataa xabsiyada iyada oo oggolaansho ka haysata masuuliyiinta ay khusayso oo sidoo Kalena raacaysa nidaamkeeda shaqo . Booqashooyinka xabsiyada Soomaaliya waxay soo bilawdeen sanadkii 1997.
2. Maxay ICRC qabataa inta lagu jiro booqashada xabsiyada?
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.