Topic
Warkasta is tracking shaqada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches kulanka and wasaaradda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashanaysa Hay’adda Shaqada Adduunka (ILO), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulanka lixaad ee Guddiga Farsamada Socdaalka Shaqaalaha. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta siyaasadaha iyo nidaamyada socdaalka shaqaalaha, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed iyo xaqiijinta in shaqaaluhu h