Taallada Messi ee Hindiya oo dib loo duminayo
Taallo 70ft ah oo loo dhisay xiddiga kubada cagta ee Lionel Messi ayaa la filayaa in la dumiyo ka dib markii la arkay iyada oo dabayshu ku ruxayso. Taallada weyn ee ku taal magaalada Kolkata ee Hindiya, ayaa la dhisay bishii Diseembar ee sanadkii 2025, intii lagu jiray booqashada Messi ee loo bixiyey Messi GOAT, macnaheeduna […]
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Taallo 70ft ah oo loo dhisay xiddiga kubada cagta ee Lionel Messi ayaa la filayaa in la dumiyo ka dib markii la arkay iyada oo dabayshu ku ruxayso.
Taallada weyn ee ku taal magaalada Kolkata ee Hindiya, ayaa la dhisay bishii Diseembar ee sanadkii 2025, intii lagu jiray booqashada Messi ee loo bixiyey Messi GOAT, macnaheeduna ah aa booqashadii ugu weyn abid.
Sida ay sheegtay warbaahinta maxalliga ah, injineero ka tirsan Waaxda Hawlaha Dadweynaha (PWD) ayaa kormeer ku sameeyay taallada ka dib cabashooyin ka yimid dadka deegaanka Isniintii.
Ka qaadista iyo rarista degdega ah ayaa la amray ka dib markii kormeerku uu ogaaday in qaab-dhismeedka taallada ay wax ka xun yihiin.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Wargeyska Dawan
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan