Taariikh nolooleed: Qoraa, taakhiiryahan iyo ruug cadaa, Boobe Yuusuf Ducaale
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiCabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa waxaana maanta lagu aasay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Allaha u raxmadee waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Ruug cadaagii Siyaasadeed, Qoraa, xeeldheere dhaqan iyo taaariikhyahan.
- Boobe, waxay dadka yaqaana ku tilmaameen inuu ahaa qof abgaaban, hufan, dadkana si isku mid ah u ixtiraama.
- Sheekh Almis Yaxya, oo Allaha u u naxaiistee Cabdiraxmaan Boobe, uu abti u ahaa ayaa ku sifeeyey tiir weyn oo ka baxay ehelka, asxaab iyo guud ahaan Soomaalidaba.
- "Wuxuu aha qof qoys, aad u carruur jeclaaa, kuwa uu dhalay, kuwa ay walalaahiis dhaleen, xagga qoyska aad ugu weyn yahay, talo iyo tusaale ka qaadan jirnay, dhimirsan kuna dhagaysanaya "ayuu BBC-da u sheegay Sheekh Almis.
Sida ay sheegtay BBC Somali
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu iftiiminayaa nolosha iyo waxqabadka Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale, oo ah qof caan ah oo ka tirsan dhaqanka Soomaalida, taasoo saameyn ku yeelan karta sida jiilasha mustaqbalka u arkaan shaqadiisa.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin waxqabadka gaarka ah ee Boobe uu ku lahaa suugaanta Soomaalida?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
- Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Ruug cadaagii Siyaasadeed, Qoraa, xeeldheere dhaqan iyo taaariikhyahan.
- Sheekh Almis Yaxya ayaa ku sifeeyey tiir weyn oo ka baxay ehelka, asxaab iyo guud ahaan Soomaalidaba.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Taariikh nolooleed: Qoraa, taakhiiryahan iyo ruug cadaa, Boobe Yuusuf Ducaale
Allaha u raxmadee waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Ruug cadaagii Siyaasadeed, Qoraa, xeeldheere dhaqan iyo taaariikhyahan. Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo shalay ku geeriyooday isla magaalada Hargeysa.
Boobe, waxay dadka yaqaana ku tilmaameen inuu ahaa qof abgaaban, hufan, dadkana si isku mid ah u ixtiraama.
Sheekh Almis Yaxya, oo Allaha u u naxaiistee Cabdiraxmaan Boobe, uu abti u ahaa ayaa ku sifeeyey tiir weyn oo ka baxay ehelka, asxaab iyo guud ahaan Soomaalidaba.
"Wuxuu aha qof qoys, aad u carruur jeclaaa, kuwa uu dhalay, kuwa ay walalaahiis dhaleen, xagga qoyska aad ugu weyn yahay, talo iyo tusaale ka qaadan jirnay, dhimirsan kuna dhagaysanaya "ayuu BBC-da u sheegay Sheekh Almis.
Isagoo ka hadlayey intii dambe ee noloshiisa, wuxuu Sheekhu xusay in Marxuunku uu jeclaa inuu kali ku qaato nolashiisa, 'Wuxuu diidi jiray inuu waqti badan ka lumo, waxaadna mooday qof tartan kula jira gabalka dumaya iyo waaga baryaya' ayuu intaas raaciyey.
Qalinleyda Soomaalida, dadka aruuriya dhaxalka suugaantaba, waxay Boobe, ku tilmaamaan inuu ahaa tusaale mudan in lagu daydo.
Alla u raxmadee, Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa sanadkii 1948-dii ku dhashay magaalada Hargeysa.
Waxbarashadiisii hore ee barashada Quraanka waxaa u uku qaatay magaalada Hargeysa.
Waxbarashadiisa maadiga ahayd wuxuu ka bilaabay magaalada Hargeysa isagoo dugsiga hoose ka bilaabay Reece Primary School, ka dibna waxa uu u wareegay dugsiga Biyo-Dhacay Primary School, halkaas oo uu kaga qalin-jabiyay sannadkii 1959.
Sannadkii 1964-kii, waxa uu u wareegay magaalada Muqdisho si uu wax uga barto dugsiga sare ee Banaadir, kaas oo ahaa dugsi hoy ah oo ay aasaaseen, waxna ka dhigi jireen macallimiin ka socday Midowgii Soofiyeeti.
Waxa uu dugsiga sare ka qalin-jabiyay sannadkii 1968-kii. Isla sannadkaas ayuu u ambabaxay dalka Talyaaniga si uu waxbarasho jaamacadeed u soo qaato.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa waxaana maanta lagu aasay. Waxaa lagu xusay inuu ahaa qof muhiim ah oo ka tirsan suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida.
Qodobada muhiimka ah
- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
- Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Ruug cadaagii Siyaasadeed, Qoraa, xeeldheere dhaqan iyo taaariikhyahan.
- Sheekh Almis Yaxya ayaa ku sifeeyey tiir weyn oo ka baxay ehelka, asxaab iyo guud ahaan Soomaalidaba.
- Alla u raxmadee, Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa sanadkii 1948-dii ku dhashay magaalada Hargeysa.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan dhaxalka Boobe.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashada ku saabsan dabeecadda ama waxqabadka Boobe.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid xubno qoys iyo asxaab iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Geerida Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale waxay calaamad u tahay khasaare weyn oo ku saabsan bulshada suugaanta Soomaalida.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin waxqabadka gaarka ah ee Boobe uu ku lahaa suugaanta Soomaalida?
- Sidee ayay geerida Boobe u saameyn doontaa bulshada suugaanta Soomaalida?
- Ma jiraan wax qorshe ah oo lagu xusayo ama lagu xusayo Boobe?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu iftiiminayaa nolosha iyo waxqabadka Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale, oo ah qof caan ah oo ka tirsan dhaqanka Soomaalida, taasoo saameyn ku yeelan karta sida jiilasha mustaqbalka u arkaan shaqadiisa.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · boobe · yuusuf · ruug