Topic
Warkasta is tracking Somaliland across 2 reports from 2 sources. Every report links to its original source, with side-by-side comparison where outlets differ.

Maanta ayaa xabsiga Hargeysa laga sii daayay πππ‘π’π« ππππ¬π’π¦ πππππ₯π,oo ahaa maxbuus muddo 28 sano ah ku xidhnaa xabsiga dhexe ee Hargeysa, kaas oo noqday mid ka mid ah maxaabiista ugu muddada dheer ee dalka u xidhan xuquuqda madaniga ah. Maxbuuskan ayaa ka mid noqday maxaabiistii ugu muddada dheerayd eeβ¦

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kormeer ku sameeyey qayb ka mid ah xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, halkaas oo ay ka socdaan hawlo dib-u-dhis, dayactir iyo casriyeyn ah. Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd in Guddoomiyuhu qiimeeyo heerka ay marayaan hawlaha socda, tayada shaqada iyo habsami-u-so