Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Taliska gobolka Mudug oo digniin u diray ciidamada taageersan DFS.
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Muuse Bile Farda-fuul, ayaa si kulul uga hadlay arrimaha…
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Muuse Bile Farda-fuul, ayaa digniin u diray kooxaha magaca Dowladda Federaalka ku adeegsanaya falal amniga lid ku ah.
Maxaa la shaaciyey
- Taliyaha ayaa sheegay in dadka taageersan Dowladda Federaalka ee si nabad ah bulshada ula nool aysan wax dhibaato ah kala kulmi doonin ciidamada amniga.
- G/Sare Maxamuud Bile ayaa ku eedeeyey shaqsiyaad isku dayaya inay qalalaase ka abuuraan deegaanka.
- Taliyaha ayaa carrabka ku adkeeyey in aan la oggolaan doonin kooxo hubaysan oo aan hoos imanayn hay’adaha amniga.
Macnaha guud
Taliyaha ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Gaalkacyo, isagoo ka digaya falalka khalkhal gelin kara xasilloonida gobolka.
““Rag shaqooyinkii loo igmaday ku guuldarraystay ayaa inta dad soo gacan mariyeen raba inay deegaankeena dhibaateeyaan.””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda amni ee magaalada Gaalkacyo iyo tallaabooyinka la qaadayo si loo sugo amniga.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Muuse Bile Farda-fuul, ayaa si kulul uga hadlay arrimaha…
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Muuse Bile Farda-fuul, ayaa si kulul uga hadlay arrimaha amniga magaalada Gaalkacyo, isaga oo uga digay kooxaha uu sheegay inay magaca Dowladda Federaalka ku adeegsanayaan falal amniga lid ku ah.
Taliyaha ayaa sheegay in dadka taageersan Dowladda Federaalka ee si nabad ah bulshada ula nool aysan wax dhibaato ah kala kulmi doonin ciidamada amniga, balse cid kasta oo hub wata ama isku dayda inay cabsi geliso shacabka aan loo dulqaadan doonin, wuxuuna xusay in maamulka iyo ciidamada amniga ay masuul ka yihiin sugidda amniga magaalada, isla markaana ay tallaabo ka qaadi doonaan cid kasta oo ku xadgudubta nidaamka jira.
“Qolyaha Federalka xoogaaga ka qaata hadday dadkooda ku dhex jirayaan anagu cayrsan mayno laakiin ninkii cid istusaya oo bulshada argagax gelinaya nagama dul-boodi karo waana is arkaynaa”, Latiyaha qaybta booliska gobolka Mudug Gaashaanle Sare Maxamuud Muuse Bile Farda-fuul.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.