Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo ku Tagay Uganda, Kana Wada Hadlay Iskaashiga iyo Tababarrada Ciidamada
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta Dalka Ugandha, halkaas oo uu ka wada hadlay iskaashiga iyo tababarrada la xiriira dhigiisa Ugandha.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Sidoo kale Taliyaha ayaa booqday Xabsiga aadka loo ilaaiyo ee Dalka Ugandha Uper Prison waxaan ku soo dhaweeyey isla markaana Warbixn siiyey S/guuto Brain Corr Mbaziira Taliyaha Ayaana Kormeerey Qeybaha kala duwan ee Iskuulka.
- Intii uu booqashada ku guda jiray Taliyuhu wuxuu sidoo kale booqday Xabsiga Haweenka ee Luzira halkaas oo ay ku soo dhaweysay Kormeere Sare oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Uganda Esther Lamunu.
- Wuxuu kaloo Taliyaha Booqdey Warshada Dharka Ciidanka Asluubta Halkaas Oo ay ka socotey Diyaarta dharka Ciidanka Asluunta Dalka Ugandha.
- Notify me of follow-up comments by email.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee la sameeyay intii lagu guda jiray wadahadalada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Intii uu booqashada ku guda jiray, waxaa la wada hadlay iskaashiga iyo tababarrada Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyo kuwa Ugandha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Arbaco 25 Nov 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa booqasho shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta Dalka Ugandha halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Dhigiisa Dalka Ugandha laba Taliye ayaa ka wada hadlay Xiriirka iyo is dhaafsiga Qibradaha iyo in Taliska Asluubta Dalka ugandha uu Tababaro Aqoon Korarsi ah siindoono Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Wuxuu kala loo Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xaamud uu Booqasha ku Tagey Dugsiga Tababarka Ciidanka Asluubta Dalka Ugandha oo ay ka socdaan Mashaariic Badan oo Kaabaya shaqada Ciidanka Asluubta Dalka Ugandha Halkaas waxaa Taliyaha Ku soo Dhaweeyey Taliyaha Xabsiyada Dalka Ugandha S/guuuto Mary Centenery wuxuun Warbixin siiyey Wafdi Taliyaha Asluuubta Soomaaliyyed
Sidoo kale Taliyaha ayaa booqday Xabsiga aadka loo ilaaiyo ee Dalka Ugandha Uper Prison waxaan ku soo dhaweeyey isla markaana Warbixn siiyey S/guuto Brain Corr Mbaziira Taliyaha Ayaana Kormeerey Qeybaha kala duwan ee Iskuulka.
Intii uu booqashada ku guda jiray Taliyuhu wuxuu sidoo kale booqday Xabsiga Haweenka ee Luzira halkaas oo ay ku soo dhaweysay Kormeere Sare oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Uganda Esther Lamunu.
Wuxuu kaloo Taliyaha Booqdey Warshada Dharka Ciidanka Asluubta Halkaas Oo ay ka socotey Diyaarta dharka Ciidanka Asluunta Dalka Ugandha.
Booqashooyinkan ayaa qeyb ka ah is dhaafsiga khibradaha iyo booqashooyinka shaqo ee lagu baranayo hab-maamulka xabsiyada tayeynta tababarka ciidanka iyo horumarinta adeegyada asluubta
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta Dalka Ugandha, halkaas oo uu ka wada hadlay iskaashiga iyo tababarrada la xiriira dhigiisa Ugandha.
Qodobada muhiimka ah
- Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta Dalka Ugandha.
- Intii uu booqashada ku guda jiray, waxaa la wada hadlay iskaashiga iyo tababarrada Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyo kuwa Ugandha.
- Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa booqday Xabsiga Haweenka ee Luzira iyo Warshada Dharka Ciidanka Asluubta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan wadahadalada la qabtay intii lagu guda jiray booqashada.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid ciidanka Ugandha oo ku saabsan booqashada.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka wadahadalada lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Booqashadu waxay muujinaysaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo iskaashiga u dhexeeya ciidamada asluubta Soomaaliyeed iyo kuwa Ugandha.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee la sameeyay intii lagu guda jiray wadahadalada?
- Sidee loo hirgelin doonaa barnaamijyada tababarka?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee iskaashigan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · ciidanka · soomaaliyeed · tagay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada