Toddoba cunto oo qaarkood Soomaaliya laga helo oo ay tahay inaad badsato iyo faa'iidada aad ka heleyso
Waxa dhacay
Hal il · BBC Somali
Maqaalku wuxuu ka hadlayaa toddoba cunto oo Soomaaliya laga helo oo faa'iido u leh caafimaadka iyo in lagu daro cuntooyinka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Qaar ka mid ah maaddooyinka caadiga ah waxay saameyn xooggan ku yeelan karaan caafimaadkeenna.
- Weligeed ma jirin cuntooyin badan oo kala duwan oo la kala xusho.
- Si loo fududeeyo, cilmi-baarayaashu waxay falanqeeyeen in ka badan 1,000 cunto cayriin ah waxayna ku qiimeeyeen kuwa na siiya dheelitirka ugu wanaagsan ee shuruudaha nafaqada maalinlaha ah buuxiya.
- Looska nooca almonds-ka waxa uu hodan ku yahay dufanka aan fadhiisannin iyo fitamiin E.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu iftiiminayaa cuntooyin kor u qaadi kara natiijooyinka caafimaad, taas oo muhiim u ah doorashada cuntooyinka Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin daraasadaha gaarka ah ee la xusay ee ku saabsan faa'iidooyinka caafimaad ee cuntooyinkan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Looska nooca almonds-ka waxa uu hodan ku yahay dufanka aan fadhiisannin iyo fitamiin E, cunnista joogtada ah ayaa la ogaaday inay suurtogal tahay inay gacan ka gaysato maaraynta xanuunka macaanka, iyo inay kor u qaaddo caafimaadka wadnaha.
- Daraasad la sameeyay, saynisyahannadu waxay weydiiyeen 77 qof oo waaweyn inay cunaan 320 kalori oo almonds ah ama buskud maalin kasta muddo 12 toddobaad ah. Ka qaybgalayaasha dhammaantood waxay lahaayeen calaamadaha halista u ah cudurrada d
- Khudaartan caleenta leh waa il cunto oo dhif ah "Swiss chard (nooc koostada ka mid ah) waxay ka kooban tahay maaddooyinka nitrates, kuwaas oo jirka ka caawiya soo saarista gaaska nitric oxide, waana unug calaamadeed oo hagaajiya caafimaadka
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Toddoba cunto oo qaarkood Soomaaliya laga helo oo ay tahay inaad badsato iyo faa'iidada aad ka heleyso
Qaar ka mid ah maaddooyinka caadiga ah waxay saameyn xooggan ku yeelan karaan caafimaadkeenna. Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa toddoba cunno oo mudan inaan badsanno.
Weligeed ma jirin cuntooyin badan oo kala duwan oo la kala xusho. Mararka qaarkood way adkaan kartaa in la ogaado waxa ay yihiin nafaqooyinka la kala hormarinayo hal maalin ilaa maalinta xigta - ma waxaad u baahan tahay inaad diirada saarto borotiinka, ama fiber ama fitamiin C?
Si loo fududeeyo, cilmi-baarayaashu waxay falanqeeyeen in ka badan 1,000 cunto cayriin ah waxayna ku qiimeeyeen kuwa na siiya dheelitirka ugu wanaagsan ee shuruudaha nafaqada maalinlaha ah buuxiya.
Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa toddoba ka mid ah - oo ay la socdaan caddaynta sababta ay u mudan yihiin inaad ku darto liiskaaga markaad wax soo iibsaneyso:
Looska nooca almonds-ka waxa uu hodan ku yahay dufanka aan fadhiisannin iyo fitamiin E. Cunnista joogtada ah ayaa la ogaaday inay suurtogal tahay inay gacan ka gaysato maaraynta xanuunka macaanka, iyo inay kor u qaaddo caafimaadka wadnaha iyadoo dhimaysa kolestaroolka "xun", korna u qaadaysa kolestaroolka "fiican".
Daraasad la sameeyay, saynisyahannadu waxay weydiiyeen 77 qof oo waaweyn inay cunaan 320 kalori oo almonds ah ama buskud maalin kasta muddo 12 toddobaad ah. Ka qaybgalayaasha dhammaantood waxay lahaayeen calaamadaha halista u ah cudurrada dabadheeraada, sida cudurrada wadnaha ama macaanka nooca labaad – sida dhiig-karka. Muddada 12-ka toddobaad ka dib, dadkii cunay almonds-ka waxay lahaayeen heerar hoose oo kolestaroolka "xun" ah, caafimaadka caloosha ah oo ka wanaagsan sidii hore, iyo barark oo yaraaday.
Daraasad la sameeyay sannadkii 2022 oo ay ka qaybgaleen 87 qof, kuwaas oo cunay xaddi ah almonds dhan, kuwo la shiiday ama doolshe laga sameeyay maalin kasta muddo afar toddobaad ah, ayaa lagu ogaaday in cunista almonds-ka ay kor u qaaddo qaadashada dufanka aan fadhiisan, fiber-ka, botasiyamka, iyo nafaqooyinka kale ee muhiimka ah.
Cilmi-baarayaashu waxay ogaadeen in maaddada "butyrate" ay aad ugu badnayd dadka almonds-ka cunay. Butyrate waa dufan silsilad gaaban ah oo quudisa unugyada safka hore ee mindhicirkeenna. Unugyadan waxay bixiyaan xaaladda ugu habboon ee ay ku kori karaan bakteeriyada waxtarka leh ee caloosha, si derbiga mindhicirku u noqdo mid xooggan oo caafimaad qaba, iyo in si wanaagsan loo nuugo nafaqada.
Intaas waxaa dheer, dadka cunay almonds-ka dhan waxay isku arkeen koror 1.5 jeer oo caloosha u socotay toddobadkii marka loo eego kooxaha kale.
Khudaartan caleenta leh waa il cunto oo dhif ah "Swiss chard (nooc koostada ka mid ah) waxay ka kooban tahay maaddooyinka nitrates, kuwaas oo jirka ka caawiya soo saarista gaaska nitric oxide, waana unug calaamadeed oo hagaajiya caafimaadka wareegga dhiigga," ayuu yiri William Li, oo ah madaxa iyo agaasimaha caafimaadka ee Angiogenesis Foundation, oo ah hay'ad Mareykanka laga leeyahay oo aan faa'iido doon ahayn oo diiradda saarta ka hortagga cudurrada.
Tani waxay caawisaa hoos u dhigista cadaadiska dhiigga, waxay hagaajisaa socodka dhiigga, waxayna bogsiisaa xuubka xididdada dhiigga ee dhaawacmi kara xilliga gabowga, ayuu intaa raaciyay Li.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maqaalku wuxuu ka hadlayaa toddoba cunto oo Soomaaliya laga helo oo faa'iido u leh caafimaadka iyo in lagu daro cuntooyinka.
Qodobada muhiimka ah
- Looska nooca almonds-ka waxa uu hodan ku yahay dufanka aan fadhiisannin iyo fitamiin E, cunnista joogtada ah ayaa la ogaaday inay suurtogal tahay inay gacan ka gaysato maaraynta xanuunka macaanka, iyo inay kor u qaaddo caafimaadka wadnaha.
- Daraasad la sameeyay, saynisyahannadu waxay weydiiyeen 77 qof oo waaweyn inay cunaan 320 kalori oo almonds ah ama buskud maalin kasta muddo 12 toddobaad ah. Ka qaybgalayaasha dhammaantood waxay lahaayeen calaamadaha halista u ah cudurrada d
- Khudaartan caleenta leh waa il cunto oo dhif ah "Swiss chard (nooc koostada ka mid ah) waxay ka kooban tahay maaddooyinka nitrates, kuwaas oo jirka ka caawiya soo saarista gaaska nitric oxide, waana unug calaamadeed oo hagaajiya caafimaadka
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha caafimaad ee la sameeyay.
- Maqaalku ma soo bandhigo aragtiyo ka soo horjeeda ama dhaleeceyn.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay daraasado iyada oo aan faahfaahin laga bixin hababka loo adeegsaday.
Gunaanadka akhristaha
Akhristayaasha waa inay tixgeliyaan in ay ku daraan toddoba cunto oo lagu sheegay maqaalka cuntooyinkooda si ay uga faa'iidaystaan caafimaad.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin daraasadaha gaarka ah ee la xusay ee ku saabsan faa'iidooyinka caafimaad ee cuntooyinkan?
- Ma jiraan waxyeelooyin suurtagal ah oo la xiriira cunista cuntooyinkan?
- Sidee cuntooyinkan u barbar dhigaan xulashooyinka kale ee cunto ee Soomaaliya laga heli karo?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu iftiiminayaa cuntooyin kor u qaadi kara natiijooyinka caafimaad, taas oo muhiim u ah doorashada cuntooyinka Soomaaliya.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · inaad · qaarkood · tahay
Sii akhri
- Kulan dhexmaray dalalka Masar, Suudaan iyo Eritrea iyo Soomaaliya oo la is waydiyay sababta aaney uga qayb gelin
BBC Somali
- Dal Soomaaliya deris la ah oo ka mid ah 10-ka wadan ee la filayo inay yeeshaan tirada ugu badan ee Muslimiinta 2050
BBC Somali
- Dil lagu tilmaamay mid "argagax iyo uur ku taallo reebaya sanado badan" oo ka dhacay Beledweyne
BBC Somali