Kulan dhexmaray dalalka Masar, Suudaan iyo Eritrea iyo Soomaaliya oo la is waydiyay sababta aaney uga qayb gelin
Waxa dhacay
Hal il · BBC Somali
Kulan saddex geesood ah ayaa dhexmaray Masar, Suudaan, Eritrea, iyo Soomaaliya si looga wada hadlo iskaashiga gobolka iyo amniga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa Sabtidii magaalada Aswan kulan saddex geesood ah kula yeeshay dhiggiisa Suudaan, Muxyadiin Salem, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea, Cisman Saleh.
- Kulanka ayaa ahaa shir doceed Madasha Lixaad ee Aswan ee Nabadda Waarta iyo Horumarinta, waxaana looga hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee saddexda dal iyo iskaashiga arrimaha muhiimka ah ee gobolka, sida ay ku warrantay warbaahinta Masar.
- War-qoraal ah uu wasiir Abdelatty ku baahiyay barta X, kulanka kaddib ayuu ku sheegay in ay ka wada hadleen iskaashiga, madaxbannaanida dalalka, amniga xuduudaha iyo arrimaha Badda Cas.
- Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira Geeska Afrika iyo gobolka Badda Cas.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in ay ka wada hadleen amniga xuduudaha iyo arrimaha Badda Cas.
- Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira Geeska Afrika.
- Maqaalku ma sheegin sababta Soomaaliya aysan uga qaybgelin kulanka Aswan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Kulan dhexmaray dalalka Masar, Suudaan iyo Eritrea iyo Soomaaliya oo la is waydiyay sababta aaney uga qayb gelin
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa Sabtidii magaalada Aswan kulan saddex geesood ah kula yeeshay dhiggiisa Suudaan, Muxyadiin Salem, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea, Cisman Saleh.
Kulanka ayaa ahaa shir doceed Madasha Lixaad ee Aswan ee Nabadda Waarta iyo Horumarinta, waxaana looga hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee saddexda dal iyo iskaashiga arrimaha muhiimka ah ee gobolka, sida ay ku warrantay warbaahinta Masar.
War-qoraal ah uu wasiir Abdelatty ku baahiyay barta X, kulanka kaddib ayuu ku sheegay in ay ka wada hadleen iskaashiga, madaxbannaanida dalalka, amniga xuduudaha iyo arrimaha Badda Cas.
Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira Geeska Afrika iyo gobolka Badda Cas.
Saddexda wasiir ayaa sidoo kale isku raacay in ay sii xoojiyaan wadatashiga ku saabsan danaha ay wadaagaan, iyagoo xusay xiriirka qotada dheer ee taariikhiga ah ee dalalkooda.
Wargeys Masri ah ayaa sheegay in bishii Oktoobar ee sannadkii hore ay wasiirrada arrimaha dibadda ee Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya ku kulmeen magaalada Al-Alamein, halkaas oo ay kaga wada hadleen natiijooyinka kulankoodii hore.
Warku ma sheegin sababta Soomaaliya aysan uga qaybgelin kulanka Aswan, balse wasiirka Masar ayaa sheegay inuu dhiggiisa Soomaaliya la socodsiin doono natiijooyinka kulanka.
Wasiirradu waxay sidoo kale ka wada hadleen amniga iyo xasilloonida Badda Cas, xorriyadda isu-socodka maraakiibta iyo sugidda amniga marinnada caalamiga ah ee ganacsiga badda.
Dalalka ay ka soo jeedaan saddexda wasiir ee ku kulmay Masar ayaa dhammaantood xiisadi kala dhaxaysaa Itoobiya.
Waxaa si weyn looga walaacsan yahay suurtagalnimada dagaal dhex mara Eritrea iyo Itoobiya.
Intii uu socday dagaalkii dhiigga badani ku daatay ee gobolka Tigray intii u dhexeysay 2020 iyo 2022, Eritrea waxay garab istaagtay dowladda federaalka Itoobiya, waxayna ka qayb qaadatay dagaalka ka dhanka ahaa ciidamada Tigrayga.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Kulan saddex geesood ah ayaa dhexmaray Masar, Suudaan, Eritrea, iyo Soomaaliya si looga wada hadlo iskaashiga gobolka iyo amniga. Kulanka ayaa ka dhacay Aswan waxaana looga hadlay arrimo sida amniga xuduudaha iyo Badda Cas.
Qodobada muhiimka ah
- Kulan saddex geesood ah ayaa dhexmaray Masar, Suudaan, Eritrea, iyo Soomaaliya si looga wada hadlo iskaashiga gobolka iyo amniga.
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in ay ka wada hadleen amniga xuduudaha iyo arrimaha Badda Cas.
- Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira Geeska Afrika.
- Maqaalku ma sheegin sababta Soomaaliya aysan uga qaybgelin kulanka Aswan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma sheegin sababta Soomaaliya aysan uga qaybgelin kulanka Aswan.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka kulanka lama bixinin.
- Jawaab ka timid Soomaaliya oo ku saabsan maqnaanshiyaha ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Kulankan wuxuu muujinayaa walaacyada amni ee gobolka iyo is-dhexgalka dalalka ku lugta leh.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?
- Sidee ayay doodahaasi u saameyn doonaan xaaladda siyaasadeed ee Geeska Afrika?
- Maxay yihiin cawaaqibka maqnaanshaha Soomaaliya ee kulanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · dhexmaray · waydiyay · aaney
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Masar, Eritrea iyo Sudan oo garab istaag weyn u muujiyay Soomaaliya
Caasimada Online
- Toddoba cunto oo qaarkood Soomaaliya laga helo oo ay tahay inaad badsato iyo faa'iidada aad ka heleyso
BBC Somali
- Dal Soomaaliya deris la ah oo ka mid ah 10-ka wadan ee la filayo inay yeeshaan tirada ugu badan ee Muslimiinta 2050
BBC Somali