Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Trump oo diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Sacuudiga u jeediyay.
Axad 30 Aug 2026 {HMC} Trump ayaa diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, ku weydiistay Mareykanka inuu hoggaamiyo olole militari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen, sida ay waxyar ka hor baahisay warbaahinta Israa’iil ee Kan News. Warbixintan waxaa kaloo lagu sheegay Mareykanka inuu si toos ah ugu sheegay Sacuudiga inay taageerri […] The post Trump oo diiday
Waxa muhiimka ah
- Axad 30 Aug 2026 {HMC} Trump ayaa diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, ku weydiistay Mareykanka inuu hoggaamiyo olole militari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen, sida ay waxyar ka hor baahisay warbaahinta Israa’iil ee Kan News.
- Warbixintan waxaa kaloo lagu sheegay Mareykanka inuu si toos ah ugu sheegay Sacuudiga inay taageerri […] The post Trump oo diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Sacuudiga u jeediyay.
- appeared first on HMC Somalia News .

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Axad 30 Aug 2026 {HMC} Trump ayaa diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, ku weydiistay Mareykanka inuu hoggaamiyo olole militari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen, sida ay waxyar ka hor baahisay warbaahinta Israa’iil ee Kan News.
Warbixintan waxaa kaloo lagu sheegay Mareykanka inuu si toos ah ugu sheegay Sacuudiga inay taageerri karaan howlgal Sacuudigu hoggaaminayo,balse aysan diyaar u yahay inay iyagu hoggaamiyeen, sabab la xiriirta Xuutiyiinta inaysan weerarrin wax markab Mareykan ah oo weerarradu ku koobanyihiin maraakiibta Sacuudiga.
The post Trump oo diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Sacuudiga u jeediyay. appeared first on HMC Somalia News .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.