Topic
Warkasta is tracking trump across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches dadka, dhaxal, and dhicin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Axad 30 Aug 2026 {HMC} Trump ayaa diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, ku weydiistay Mareykanka inuu hoggaamiyo olole militari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen, sida ay waxyar ka hor baahisay warbaahinta Israa’iil ee Kan News. Warbixintan waxaa kaloo lagu sheegay Mareykanka inuu si toos ah ugu sheegay Sacuudiga inay taageerri […] The post Trump oo diiday

A federal judge in New York has vacated a Trump administration policy that suspended the processing of visas from 75 countries, including Afghanistan, Iran, Russia and Somalia, whose nationals the Trump administration deemed likely to require public assistance in the United States. U.S. District Judge Jeannette Vargas, an appointee of former President Joe Biden, set aside... The post Federal judge

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay. The post Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad first appeared on Radio Dalsan .

Trump oo mar kale sheegay in dabayl la'aan ay sababtay in dadka aysan daawan karin dood siyaasadeed 2024. Khubaradu waxay sheegayaan in aanay jirin caddeyn muujinaysa dhacdadaas. The post Trump oo dadka weydiiyay wax aan dhicin first appeared on Radio Dalsan .

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa sheegay in Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu si shaqsi ah…