Trump oo Stephen Miller u Magacaabay Madaxa Aqalka Cad
Waxa dhacay
80 ilbiriqsiTrump ayaa dalacsiiyay Stephen Miller, isagoo u magacaabay madaxa Aqalka Cad, taasoo muujinaysa awood weyn oo ku dhex jirta maamulka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Stephen Miller, wuxuu muddo xileedkii hore ahaa la-taliye sare , isla xilligaa wuxuu ahaa qofka qori jiray khudbadaha iyo hadallada uu jeediyo Trump, hadda ka hor inta aan loo magacaabi White House Chief of Staff, wuxuu ahaa ku-xigeenka jagadan , wuxuu si gaar ah u qaabilsanaa siyaasadda iyo amniga gudaha.
- Waxaan ku sheegaya wax aadan jaclaysanayn oo soo bandhigaya maskaxda Stephen Miller, waa qofka handisay siyaasadda adag ee Trump kula dhaqmo soogalootiga , keenay qorshada darbiga xadka Mexico iyo maskaxda ay ka timid masaafurinta soogalootiga, waxayna hadda si cad magacaabistiisa usoo bandhigaysa in Trump uu ku soconayo siyaasadda ka dhanka ah dadka sida sharci darrada ah ku gala Mareykanka ,waxayna iskudayi doonaan carada ay ka wajaheen doorashadii dhexe inay kula dhacaan miskaha sagaarada oo aan ula jeedo soogalootiga.
- Magacaabista Miller, waxay bilow u tahay qorshe uu Trump doonayo inuu isbeddel uga sameeyo Aqalka Cad, isagoo ka xaaqaya cid kasta oo uu ku tuhmayo shaqada uu doonayo ee nacaybka badan inuusan qaban karin.
- Ugu dambeyntii, waxa wanaagsan ee aan kaga tagi karo , waa in Dimuqraadiga ku guuleystay aqlabiyada labada Aqalka ee Baarlamaanka Mareykanka, shaqada u horreeysa inay ku darsadeen sidii Stephen Miller, bannaanka loogu tuuri lahaa, waxayna isla marka fadhiga koowaad ee congress-ka uu bilowdo ay doonayaan inay baaritaan ku sameeyaan ilaa ay hubiyaan in laga dhigay qof siyaasadda bannaanka ka jooga oo awooddii laga qaaday.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee Miller ku dhaqaaqi doono siyaasadda socdaalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Trump ayaa dalacsiiyay Stephen Miller, isagoo u magacaabay madaxa Aqalka Cad.
- Stephen Miller, wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka afkaarta midigta fog ee tan iyo 2016 la socday Trump.
- Miller wuxuu muddo xileedkii hore ahaa la-taliye sare , isla xilligaa wuxuu ahaa qofka qori jiray khudbadaha iyo hadallada uu jeediyo Trump.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jimco 6 Nov 2026 {HMC} Trump ayaa dalacsiiyay Stephen Miller, isagoo u magacaabay jagada madaxa Aqalka Cad, waa jago u dhiganta awoodda ku xigta Trump ee shaqaalaha ka shaqeeya Aqalka Cad iyo xataa howlaha ka socda Aqalka Cad.Wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka afkaarta midigta fog ee tan iyo 2016 la socday Trump, iyadoo xataa markii uu soo saaray magacaabistiisa uu Trump, caddeeyay in Stephen Miller, uu ka mid yahay dadka uu kalsoonida ugu badan ku qabo.
Stephen Miller, wuxuu muddo xileedkii hore ahaa la-taliye sare , isla xilligaa wuxuu ahaa qofka qori jiray khudbadaha iyo hadallada uu jeediyo Trump, hadda ka hor inta aan loo magacaabi White House Chief of Staff, wuxuu ahaa ku-xigeenka jagadan , wuxuu si gaar ah u qaabilsanaa siyaasadda iyo amniga gudaha. Wuxuuna jagada siinaysa awoodda sare ee uu ku noqonayo wadnaha Aqalka Cad kala wareegaya 9 bishan November, haweenayda Susie Wiles.
Waxaan ku sheegaya wax aadan jaclaysanayn oo soo bandhigaya maskaxda Stephen Miller, waa qofka handisay siyaasadda adag ee Trump kula dhaqmo soogalootiga , keenay qorshada darbiga xadka Mexico iyo maskaxda ay ka timid masaafurinta soogalootiga, waxayna hadda si cad magacaabistiisa usoo bandhigaysa in Trump uu ku soconayo siyaasadda ka dhanka ah dadka sida sharci darrada ah ku gala Mareykanka ,waxayna iskudayi doonaan carada ay ka wajaheen doorashadii dhexe inay kula dhacaan miskaha sagaarada oo aan ula jeedo soogalootiga. Waxaa intaa dheer waxay ku fakarayaan inay raadiyaan habab sharciyada iyo baasaboorada loogala noqonayo dad badan oo hadda muwaadiniin Mareykan ah, iyagoo qaba aragti ah waxa Dimuqraadiga ku caawinaya guusha doorashada inay yihiin soogalootiga.
Magacaabista Miller, waxay bilow u tahay qorshe uu Trump doonayo inuu isbeddel uga sameeyo Aqalka Cad, isagoo ka xaaqaya cid kasta oo uu ku tuhmayo shaqada uu doonayo ee nacaybka badan inuusan qaban karin.
Ugu dambeyntii, waxa wanaagsan ee aan kaga tagi karo , waa in Dimuqraadiga ku guuleystay aqlabiyada labada Aqalka ee Baarlamaanka Mareykanka, shaqada u horreeysa inay ku darsadeen sidii Stephen Miller, bannaanka loogu tuuri lahaa, waxayna isla marka fadhiga koowaad ee congress-ka uu bilowdo ay doonayaan inay baaritaan ku sameeyaan ilaa ay hubiyaan in laga dhigay qof siyaasadda bannaanka ka jooga oo awooddii laga qaaday. Aan sugno waqtiga iyo waxa ka dhex dhaca Dimuqraadiga aqlabiyada la wareegay iyo Trump, haddii ay awooddi doonaan inay miyirka usoo celiyaan Trump iyo in kale.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Trump ayaa dalacsiiyay Stephen Miller, isagoo u magacaabay madaxa Aqalka Cad, taasoo muujinaysa awood weyn oo ku dhex jirta maamulka. Miller wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka afkaarta midigta fog ee tan iyo 2016 la socday Trump.
Qodobada muhiimka ah
- Trump ayaa dalacsiiyay Stephen Miller, isagoo u magacaabay madaxa Aqalka Cad.
- Stephen Miller, wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka afkaarta midigta fog ee tan iyo 2016 la socday Trump.
- Miller wuxuu muddo xileedkii hore ahaa la-taliye sare , isla xilligaa wuxuu ahaa qofka qori jiray khudbadaha iyo hadallada uu jeediyo Trump.
- Magacaabista Miller, waxay bilow u tahay qorshe uu Trump doonayo inuu isbeddel uga sameeyo Aqalka Cad.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dhinac kasta oo ku saabsan saameynta magacaabista Miller.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan saameynta suurtagalka ah ee siyaasadaha Miller.
Gunaanadka akhristaha
Magacaabista Trump ee Stephen Miller sida madaxa Aqalka Cad waxay muujinaysaa isbeddel suurtagal ah oo ku wajahan siyaasadaha adag ee socdaalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee Miller ku dhaqaaqi doono siyaasadda socdaalka?
- Sidee ayay aqlabiyadda Dimuqraadiga ee Congress-ka uga jawaabi doonaan magacaabista Miller?
- Maxay yihiin saameynta siyaasadaha hore ee Miller ku leeyihiin doodaha socdaalka ee hadda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · aqalka · miller · trump