Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Turkiga oo xoojinaayo awooddiisa millateri ee Geeska Afrika.
Friday, 28, August 2026 {HMC} Dowlada Turkiga ayaa xoojinaya awooddiisa millateri ee Geeska Afrika, isaga oo laba markab oo kuwa ciidamada badda ah, TCG Kemalreis & TCG Yzb. Güngör Durmuş u diray gobolka. Maraakiibtan ayaa tegeya Jabbuuti, si ay u taageeraan hawlgallada Ciidanka Badda Soomaalida iyo gaadiidka saadka ee gooshaya Badda-cas, Gacanka-cadan ilaa Badweynta Hindiya. […] The pos
Dowlada Turkiga ayaa xoojineysa awooddiisa millateri ee Geeska Afrika iyadoo laba markab oo ciidamada badda ah u dirtay gobolka.
Maxaa la shaaciyey
- Turkiga ayaa diray maraakiibka TCG Kemalreis iyo TCG Yzb. Güngör Durmuş si ay u taageeraan Ciidanka Badda Soomaalida.
- Maraakiibtan ayaa tegeya Jabbuuti si ay u caawiyaan hawlgallada gaadiidka saadka ee Badda-cas iyo Gacanka-cadan.
- Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay inay Soomaaliya siinayso taageero ka dib afduubka markabka MV Lutuf.
Macnaha guud
Eedeymo Puntland ka soo yeeray oo ku saabsan duqaymo dad lagu diley oo laga geystey xeebta Gobolka Nugaal.
“Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sida oo kale sheegtay in ay Soomaaliya siinayso taageerada lagama maarmaanka ah ka dib afduubka markabka MV Lutuf.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed ayaa muhiim u ah in ay ogaadaan xoojinta millateri ee Turkiga iyo saameynta ay ku yeelan karto amniga gobolka.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Friday, 28, August 2026 {HMC} Dowlada Turkiga ayaa xoojinaya awooddiisa millateri ee Geeska Afrika, isaga oo laba markab oo kuwa ciidamada badda ah, TCG Kemalreis & TCG Yzb. Güngör Durmuş u diray gobolka.
Maraakiibtan ayaa tegeya Jabbuuti, si ay u taageeraan hawlgallada Ciidanka Badda Soomaalida iyo gaadiidka saadka ee gooshaya Badda-cas, Gacanka-cadan ilaa Badweynta Hindiya.
Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sida oo kale sheegtay in ay Soomaaliya siinayso taageerada lagama maarmaanka ah ka dib afduubka markabka MV Lutuf, iyada oo iskaashi lala sameynayo Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Tan oo imanaya xilli Puntland ay Turkida ku eedeysey in ay ka danbeysey duqaymo dad lagu diley oo laga geystey xeebta Gobolka Nugaal, halkaas oo lagu haysto lix markab oo kala duwan oo uu ku jiro MV Lutuf oo la sheegey in uu u raran yahay xarunta Turkida ee Magaalada Muqdisho.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.