Topic
Warkasta is tracking geeska across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhaqaale, ganacsiga, and gobolka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Gobolka Geeska Afrika wuxuu wajahaya marxalad ka duwan waqti kasta oo hore, taas oo lagu tijaabinayo cidda xukunka haysa, iyadoo loollan dibadeed oo dhinacyo badan leh ay dalal kala duwan ku raadinayaan saameyn iyo joogitaan ay ku yeeshaan gobolka. Mareykanka wuxuu arkayaa in saameyntiisa gobolka ay hoos u dhacayso, taa…
Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan Hindisaha Geeska Afrika (HoAI) ayaa saxiixay baaq wadajir ah oo lagu aas-aasay Guddiga Fududeynta Ganacsiga Gobolka ee Geeska Afrika (RTFC), kaas oo looga gol…

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Soomaaliya ayaa guddoomisay shirkii ugu horreeyay ee wasiirrada ganacsiga ee dalalka ku mideysan Hindisaha Geeska Afrika, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray sidii loo fududeyn lahaa ganacsiga gobolka loona dhisi lahaa suuq dhaqaale oo si dhow isku xiran. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, oo shir-guddoominayay kulanka, ayaa sheegay […]