Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhargeneral

Warakii u danbeeyay xaaladda magaalada Baydhabo iyo abaabul dagaal oo socda

May 30(Jowhar)Xaalada Magaalada Baydhaba ayaa degan iyadoo Taliska Ciidanka Dowlada Somaliya gaar ahaana Booliiska, nabad sugida iyo Melletariga si rasmi ah gacanta ugu hayaan. Taliye ku xigeenka Ciidanka dhulka Sareeye Guuto Abdullaahi Cirro ayaa Saraakiisha ku amray in ay adkeeyaan nabad gelyada kana hortagaan cid kasta oo carqaladaynaysa. Hogaamiyaha KMG ee KGS Jibriil Abdirashiid Xaaji [&#8230

SO
Warakii u danbeeyay xaaladda magaalada Baydhabo iyo abaabul dagaal oo socda
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

May 30(Jowhar)Xaalada Magaalada Baydhaba ayaa degan iyadoo Taliska Ciidanka Dowlada Somaliya gaar ahaana Booliiska, nabad sugida iyo Melletariga si rasmi ah gacanta ugu hayaan.

Taliye ku xigeenka Ciidanka dhulka Sareeye Guuto Abdullaahi Cirro ayaa Saraakiisha ku amray in ay adkeeyaan nabad gelyada kana hortagaan cid kasta oo carqaladaynaysa.

Hogaamiyaha KMG ee KGS Jibriil Abdirashiid Xaaji ayaa la filayaa galabta in uu kormeero dhufaysyada Ciidanka ee Magaalada Baydhaba ee Caasimada KMG ee KGS.

Dhaarinta Xildhibaanada Golaha Wakiilada KGS ayaa Gelinka dambe la filayaa in ay ka dhacdo Baydhaba, haddii aysan wax isbedelin.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmagaaladaxaaladdadagaal
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.