Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Puntland Postgeneral

Wararkii ugu dambeeyay ee Muqdisho

Madaafiic culus ayaa laga maqlayaa xaafadaha degmada Howlwadaag iyo xaafada Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo ilaa shalay galab ay… Sii akhri

SO
Wararkii ugu dambeeyay ee Muqdisho
Sawir / xog muuqaal ah · Puntland Post

Madaafiic culus ayaa laga maqlayaa xaafadaha degmada Howlwadaag iyo Mirinaayo, halkaas oo dagaallo u dhexeeya mucaaradka iyo dowladda federaalka Soomaaliya ka socdaan.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dagaallo ayaa ka socda degmada Cabdicasiis, iyadoo madaxweyne hore Sheekh Shariif iyo Ra'iisul Wasaare hore Xasan Cali Khayre ay halkaas ku sugan yihiin.
  2. Shacabka ku nool xaafadahaas ayaa inta badan barakacay, waxaana hoobiyeyaal ku dhaceen xaafado ay degan yihiin dad rayid ah.
  3. Dagaalka ayaa u muuqda mid halis ah, iyadoo aan la saadaalin karin sida xaalku sii ahaan doono.

Magaalada Muqdisho ayaa u muuqato in ay gashay marxalad dagaal oo halis badan.

Sheekh Shariif, Xasan Cali Khayre
Muqdisho
2026-06-04

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda amni ee Muqdisho iyo saameynta ay ku yeelan karto bulshada.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Puntland Post

Madaafiic culus ayaa laga maqlayaa xaafadaha degmada Howlwadaag iyo xaafada Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo ilaa shalay galab ay dagaallo ku dhexmarayeen mucaaradka iyo dowladda federaalka Soomaaliya.

Labada aag ee dagaalka uu ka socdo waxaa ku sugan madaxweyne hore Sheekh Shariif iyo Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Khayre, waxaana inta badan barakacay shacabkii ku noolaa xaafadahaas.

Dhinacyada Muqdisho ku dagaalamayo waxay isu adeegsadeen hoobiyeyaal ay qaarkood ku dhaceen xaafado ay degan yihiin dad rayid ah, kuwaas oo gaystay dhaawacyo iyo burbur hantiyeed, sida ay muujiyeen muuqaalo iyo sawiro lagu baahiyay baraha bulshada.

Ilaa hadda lama oga inta uu le’eg yahay khasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaaray dhinacyada dagaalamayo, maadaama uu dagaalka intiisa badan dhacay xilli habeenimo.

Isha: Puntland Post. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Puntland Post
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmuqdishowararkiidambeeyay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.