Topic
Warkasta is tracking muqdisho across 41 reports from 8 sources. Recent coverage touches dhacay, magaalada, and dagaal, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulamo hordhac u ah wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, Puntland,…

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, laguna dhaqmayo go’aannadii ka soo baxay gogoshii nabadeed ee ka dhacday degmada Balanballe, ayaa maanta magaalada Muqdisho laga soo dejiyey laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed Axmed iyo Daahir Tahliil Cigaal, kuwaas oo laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale […]

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf uu ku maamuusayay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda aan walaalaha iyo saaxiibka nahay ee Jabuuti u fadhinaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Cusmaan Dubbad Sugulle. Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Danjiraha cusub mar kale ugu hamb

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda weyn ee xuska 66-guurada…

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda gobollada Koonfureed oo maanta laga joogo 66-sano. Munaasabadda waxaa ka qaybgalaya madaxda Qaranka, ciidamada qalabka sida iyo qaybaha bulshada, waxaana lagu soo bandhigayaa farshaxan sare iyo cudud ciidan oo muujinaysa sida ay ciidanka […]

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin ah oo ku saabsan fududeynta hirgelinta adeegsiga Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee dadka ku safraya gudaha dalka. Kulanka waxaa ka qayb galay wakiillo ka socday shirkadaha diyaaradaha iyo shirkadaha duulimaadyada gudaha, kuwaas oo kala hadlay d

Muqdisho, Soomaaliya – Hogaamiye lagu sheegay inuu hormuud ka ahaa mid ka mid ah qorshayaashii ugu weynaa ee musuqmaasuqa xilligii faafaha ayaa lagu xiray magaalada Muqdisho kadib markii uu baxsad ku jiray in ka badan afar sano, sida ay sheegeen saraakiil federaal ah. Eedeysanaha, Abdikerm Eidleh oo 42 jir ah, ayaa Khamiistii lagu qabtay […]

Muqdisho, Soomaaliya – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ), Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Austria, Mudane Gernot Maier, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada hay’adood, gaar ahaan dhinacyada horuma

Jun 21(Jowhar)-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa si adag uga hadashay fal lagu dhibaateeyay gabar Soomaaliyeed oo ka dhacday goob fagaare ah oo lagu soo dhaweynayay mid ka mid ah gabdhaha caanka ka ah baraha bulshada oo dib dalka ugu soo laabatay magaalada Muqdisho. War Saxaafadeed ka soo baxay Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa lagu […]

MUQDISHO – Roobab mahiigaan ah oo saacado badan socday ayaa ka da’ay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo dhaqdhaqaaqa guud ee bulshada. Roobka ayaa biyo badan dhigay qaar ka mid ah waddooyinka waaweyn ee magaalada, taasoo sababtay in ay hakad galaan gaadiidkii isticmaali jiray waddooyinkaas, iyadoo […]

MUQDISHO – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka ee Shi

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Aadan Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda… Sii akhri

MUQDISHO – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka socday dalka Talyaaniga. Soo dhaweynta wafdiga ayaa waxaa ka qayb galay ganacsato Soomaaliyeed iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka […]

Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa markii ugu horreysey ka hadlay rabshadihii u dhexeeyey mucaaradka iyo…

MUQDISHO – Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines oo laga leeyahay dalka Turkiga, taas oo markii ugu horreysay si rasmi ah uga howlgaleysa Soomaaliya. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed [

MUQDISHO – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay keydka Radio Muqdisho, si loo dardar-geliyo badbaadinta iyo casriyeynta dhaxalka maqalka ee taariikhiga ah ee Soomaaliya. Daah-furka waxaa Wasiirka ku wehliyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasim

Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali, ayaa Muqdisho ku guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee guddiga u xilsaaran qabanqaabada xuska sanadguurada 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Kulanka, oo ka dhacay magaal
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgalkada hub ka dhigista ee Ciidamada Amniga ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.

Muqdisho – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku faahfaisay khasaaraha ka dhashay dhacdooyinkii amni ee ka dhacay magaalada Muqdisho 3-dii iyo 4-tii Juun 2026. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in xogta laga ururiyay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee caasimadda ay muujineyso in 55 qof ay ku [R

Xaalad degganaansho ayaa maanta laga dareemayaa Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia, kadib iska horimaadyo iyo xiisado…

Muqdisho – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in iska horimaadyo hubaysan oo xooggan oo fiidnimadii 3-da Juun 2026 ka qarxay magaalada Muqdisho ay sababeen saameyn weyn oo degdeg ah oo dhinaca ilaalinta rayidka ah iyo xaaladda bani’aadannimo. Sida ay hay’addu sheegtay, dagaallada ayaa dhex maray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo […]
Warbixin ay wadajir u soo saareen Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) iyo Kooxda Ilaalinta Bani’aadantinimo ayaa lagu sheegay… Sii akhri

Muqdisho (WDN) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa oggolaaday in uu ka guuro hoygii uu dhawaan ka degay deegaanka Mirinaayo ee Muqdisho, isagoo dib ugu laabanaya gurigiisii hore ee agagaarka garoonka diyaaradaha. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid muhiim u ah dejinta xiisaddii siyaasaddeed iyo amni ee ka taagnayd caasimadda. Go’aankan ayaa yimid... The post Madaxweynihii Hor

Xaaladda guud ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan kadib dagaalo ka dhacay 72 -dii saac ee…

Muqdisho – Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen xubno mucaarad ah kaga hadlay xaaladda amni iyo dagaalladii dhawaan ka dhacay Muqdisho. Xildhibaanka ayaa si kulul u dhaliilay dowladda uu hoggaamiyo Hassan Sheekh Mxamuud, isagoo sheegay in aanay jirin cid awood qabiil ku sheegan […]
Puntland ayaa si adag u cambaareysay dagaalkii ka dhacay magaalada Muqdisho, iyada oo mas’uulayadiisa dusha ka saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Jun 04(Jowhar) Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay ka xun tahay isla markaana cambaareyneyso weerar lagu qaaday hoyga ay Muqdisho ka deggen yihiin madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Caki Khayre. Puntland waxay sheegtay in weeraradaasj ay dhaawacayaan xasilloonida siyaasadeed iyo kalsoonida hay’adaha dowladda, iyadoo mas’uuliyadda wixii ka dhasha dusha u [&#

Addis-ababa – Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda amni ee ka taagan magaalada Muqdisho, iyadoo ugu baaqday dhammaan dhinacyada inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaallada una hoggaansamaan xal nabadeed. War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in hay’addu ay si dhow ula socoto horumarrada amni ee Muqdisho, gaar ahaan […]

Muqdisho, Soomaaliya – IGAD ayaa walaac ka muujisay dagaallada ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo Dagaalka laguna xalliyo khilaafaadka jira wada-hadal nabadeed. War-saxaafadeed kasoo baxay IGAD ayaa lagu sheegay in ururku uu cambaareynayo dhammaan falalka rabshadaha ah ee sababay khasaaraha iyo qalalaasaha ka taagan caasimadda Soomaaliya. “IGAD [̷

Muqdisho, Soomaaliya – Qaramada Midoobey ayaa walaac xooggan ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku lugta leh inay si degdeg ah u joojiyaan colaadda isla markaana dib ugu laabtaan wada-hadal. War-saxaafadeed ay soo saartay UNTMIS ayaa lagu sheegay in hay’addu ay si weyn uga walaacsan tahay dagaalkii ka […]

MUGADISHO, SOOMAALIYA — Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda dagaal xooggan oo geystay khasaare baaxad leh, kaas oo bilowday gelinkii dambe ee shalay, soona gaaray maanta. Dagaalkan ayaa si weyn uga soconaya degmooyinka Howlwadaag iyo Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, iskahorimaadka ayaa hadda ku sii fidaya xaafado ka tirsan […]

Shaqada garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa saaka hakad gashay, sababo la xiriira xaaladda…

Warrarka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tan iyo shalay galab iska hor'iaamdyo goos goos ah ay ka dhacayeen degmooyinka Hawlwadaag iyo Cabdicasiis.
Jubaland ayaa cambaaraysay dagaalka ka socda Muqdisho, iyada oo ku eedeeysay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay… Sii akhri
Madaafiic culus ayaa laga maqlayaa xaafadaha degmada Howlwadaag iyo xaafada Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo ilaa shalay galab ay… Sii akhri

Muqdisho, Soomaaliya – waxaa iska horimaad hubeysan uu maanta uu ka dhacay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, kaas oo dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda iyo ciidamo ilaalo u aha xubno mucaarad ah. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadaha Barmuudo iyo Siigaale, halkaas oo laga maqlay rasaas xooggan muddo kooban socotay. Wararka ayaa […]
Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeya ciidamada taageersan mucaaradka iyo kuwa dowladda… Sii akhri
Magaalada Muqdisho ayaa gashay jawi siyaasadeed oo aad u kacsan, iyada oo si weyn looga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo abaabul… Sii akhri

Muqdisho – Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay saakay ku waabariisaytay iyada oo xubno ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo iyo abaabullo la xiriira dibadbax ballaaran oo la qorsheynayo inuu ka dhaco caasimadda maalinta Khamiista. Mas’uuliyiinta mucaaradka ee ku lug leh abaabulladan waxaa ka mid ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, iyo […]

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Sweden iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (Sida), kuwaas oo ay hoggaaminaysay Annika Jayawardena, Ku-xigeenka Madaxa Qeybta Bariga iyo Geeska Afrika ee Xarunta Hay’adda Sida. Waxaa sidoo kale wa

Muqdisho (Caasimada Online) – Sanduuqa qaranka ee maalgelinta cimilada oo kaashanaya wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha, isla markaana ay taageereyso hay’adda caalamiga ah ee biyaha (GWPSA) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay shirweyne muhiim ah. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay hay’adaha dowladda, saaxiibbada horumarinta, bulshada rayidka ah, aqoonyahanno iyo wakiillo ka socday waaxda