Warbaahinta madaxa bannaan oo loo diiday in ay tabiso doorashada Maanta laga bilaabay deegaanada Hirshabelle
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGuddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa warbaahinta madaxa bannaan ka hor istaagay inay si toos ah u tabiso doorashada maanta ka bilaabatay deegaanada Hirshabelle.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aankan ayaa saameyn ku yeeshay howlaha warbaahinta ee la xiriira tebinta doorashada, iyadoo wariyeyaasha iyo hay’adaha warbaahinta madaxa bannaan aysan helin fursad ay goobaha doorashada uga soo gudbiyaan wararka iyo dhacdooyinka la xiriira geeddi-socodka doorashada.
- Qaar kamid ah Saxafiyiinta ka howlgalo Gobolka Hiiraan iyo Warbaahinta ugu Afka dheer deegaanada Hirshabelle ee Hiiraanweyn ayaa kamid ah warbaahinta loo diiday tabinta Doorashada ka bilaabatay Deegaanada Hirshabelle.
- Warbaahinta ayaa door muhiim ah ku leh tebinta doorashooyinka, gaar ahaan wacyigelinta bulshada, gudbinta xogta ku saabsan habka codbixinta iyo la socodka dhacdooyinka ka dhacaya goobaha doorashada.
- Ilaa hadda, faahfaahin dheeraad ah lagama bixin sababta rasmiga ah ee keentay in warbaahinta madaxa bannaan laga xaddido tabinta doorashada, waxaana arrintan ka dhashay su’aalo ku saabsan hufnaanta iyo helitaanka xogta doorashada.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu keenayaa su'aalo ku saabsan hufnaanta iyo helitaanka xogta ku saabsan geeddi-socodka doorashada ee Hirshabelle.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay sababta rasmiga ah ee xaddidaadda warbaahinta madaxa bannaan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa warbaahinta madaxa bannaan ka hor istaagay inay si toos ah u tabiso doorashada maanta ka furantay deegaanada Hirshabelle.
- Go’aankan ayaa saameyn ku yeeshay howlaha warbaahinta ee la xiriira tebinta doorashada, iyadoo wariyeyaasha iyo hay’adaha warbaahinta madaxa bannaan aysan helin fursad ay goobaha doorashada uga soo gudbiyaan.
- Qaar kamid ah Saxafiyiinta ka howlgalo Gobolka Hiiraan iyo Warbaahinta ugu Afka dheer deegaanada Hirshabelle ee Hiiraanweyn ayaa kamid ah warbaahinta loo diiday tabinta Doorashada ka bilaabatay Deegaanada Hirshabelle.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Khamiis 1 October 2026 {HMC} Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa warbaahinta madaxa bannaan ka hor istaagay inay si toos ah u tabiso doorashada maanta ka furantay deegaanada Hirshabelle.
Go’aankan ayaa saameyn ku yeeshay howlaha warbaahinta ee la xiriira tebinta doorashada, iyadoo wariyeyaasha iyo hay’adaha warbaahinta madaxa bannaan aysan helin fursad ay goobaha doorashada uga soo gudbiyaan wararka iyo dhacdooyinka la xiriira geeddi-socodka doorashada.
Qaar kamid ah Saxafiyiinta ka howlgalo Gobolka Hiiraan iyo Warbaahinta ugu Afka dheer deegaanada Hirshabelle ee Hiiraanweyn ayaa kamid ah warbaahinta loo diiday tabinta Doorashada ka bilaabatay Deegaanada Hirshabelle.
Warbaahinta ayaa door muhiim ah ku leh tebinta doorashooyinka, gaar ahaan wacyigelinta bulshada, gudbinta xogta ku saabsan habka codbixinta iyo la socodka dhacdooyinka ka dhacaya goobaha doorashada.
Ilaa hadda, faahfaahin dheeraad ah lagama bixin sababta rasmiga ah ee keentay in warbaahinta madaxa bannaan laga xaddido tabinta doorashada, waxaana arrintan ka dhashay su’aalo ku saabsan hufnaanta iyo helitaanka xogta doorashada.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa warbaahinta madaxa bannaan ka hor istaagay inay si toos ah u tabiso doorashada maanta ka bilaabatay deegaanada Hirshabelle.
Qodobada muhiimka ah
- Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa warbaahinta madaxa bannaan ka hor istaagay inay si toos ah u tabiso doorashada maanta ka furantay deegaanada Hirshabelle.
- Go’aankan ayaa saameyn ku yeeshay howlaha warbaahinta ee la xiriira tebinta doorashada, iyadoo wariyeyaasha iyo hay’adaha warbaahinta madaxa bannaan aysan helin fursad ay goobaha doorashada uga soo gudbiyaan.
- Qaar kamid ah Saxafiyiinta ka howlgalo Gobolka Hiiraan iyo Warbaahinta ugu Afka dheer deegaanada Hirshabelle ee Hiiraanweyn ayaa kamid ah warbaahinta loo diiday tabinta Doorashada ka bilaabatay Deegaanada Hirshabelle.
- Ilaa hadda, faahfaahin dheeraad ah lagama bixin sababta rasmiga ah ee keentay in warbaahinta madaxa bannaan laga xaddido tabinta doorashada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan sababta rasmiga ah ee xaddidaadda warbaahinta madaxa bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo ku saabsan go'aankan.
- Maqaalku ma soo bandhigayaa aragtiyo ka yimid warbaahinta madaxa bannaan ee ay saameysay xaddidaaddan.
Gunaanadka akhristaha
Xaddidaadda tabinta warbaahinta madaxa bannaan waxay carqaladeyn kartaa fahamka bulshada ee ku saabsan habka doorashada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay sababta rasmiga ah ee xaddidaadda warbaahinta madaxa bannaan?
- Sidee ayey go'aankan u saameyn doonaa wacyigelinta bulshada ee ku saabsan habka doorashada?
- Maxay yihiin tallaabooyinka lagu xaqiijinayo hufnaanta doorashada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu keenayaa su'aalo ku saabsan hufnaanta iyo helitaanka xogta ku saabsan geeddi-socodka doorashada ee Hirshabelle.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · deegaanada · hirshabelle · tabiso
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada