Topic
Warkasta is tracking tabiso across 1 report from 1 source. Recent coverage touches deegaanada and hirshabelle, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa warbaahinta madaxa bannaan ka hor istaagay inay si toos ah u tabiso doorashada maanta ka furantay deegaanada Hirshabelle. Go’aankan ayaa saameyn ku yeeshay howlaha warbaahinta ee la xiriira tebinta doorashada, iyadoo wariyeyaasha iyo hay’adaha warbaahinta madaxa bannaan aysan helin fursad ay goobaha doorashada uga soo gudbiyaan…