Wasiirka Cadaaladda oo Puntland, Jubbaland iyo mucaaradka ku eedeeyay inay isku bahaysteen ka-hor-tagga dowladda Federaalka
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Wasiirka Cadaaladda ayaa ku eedeeyay maamullada Puntland iyo Jubbaland, iyo siyaasiyiinta mucaaradka, inay isku bahaysteen ka-hor-tagga Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka ayaa sheegay in dhinacyadan ay sameysteen isbahaysi uu ku tilmaamay mid lagu wiiqayo dowladda dhexe, xilli uu dalka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka, qaar ka mid ah maamullada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka.
- Xasan Macallin ayaa eedeymahan jeediyay iyadoo khilaafka siyaasadeed ee dalka uu si weyn ula xiriirayo arrimaha wax-ka-beddelka Dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo jihada siyaasadeed ee Soomaaliya.
- Khilaafka ayaa sidoo kale salka ku haya kala aragti duwanaanshaha dhinacyada siyaasadda ee ku saabsan awood-qaybsiga, hannaanka dowlad-dhiska iyo qaabka loo wajahayo doorashooyinka dalka.
- Hadalkan wasiirka ayaa kusoo beegmaya iyadoo ay sii xoogeysanayaan loollanka siyaasadeed iyo is-mariwaaga u dhexeeya dowladda Federaalka, maamullada Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kuwaas oo ku kala aragti duwan arrimaha dastuurka iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Puntland iyo Jubbaland ay ka qaadeen Dowladda Federaalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka ayaa sheegay in dhinacyadan ay sameysteen isbahaysi uu ku tilmaamay mid lagu wiiqayo dowlad.
- Khilaafka siyaasadeed ee dalka uu si weyn ula xiriirayo arrimaha wax-ka-beddelka Dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo jihada siyaasadeed ee Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin, ayaa eedeyn culus u jeediyay maamullada Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ku eedeeyay inay isku bahaysteen tallaabooyin ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sheegay in dhinacyadan ay sameysteen isbahaysi uu ku tilmaamay mid lagu wiiqayo dowladda dhexe, xilli uu dalka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka, qaar ka mid ah maamullada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka.
Xasan Macallin ayaa eedeymahan jeediyay iyadoo khilaafka siyaasadeed ee dalka uu si weyn ula xiriirayo arrimaha wax-ka-beddelka Dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo jihada siyaasadeed ee Soomaaliya.
Khilaafka ayaa sidoo kale salka ku haya kala aragti duwanaanshaha dhinacyada siyaasadda ee ku saabsan awood-qaybsiga, hannaanka dowlad-dhiska iyo qaabka loo wajahayo doorashooyinka dalka.
Hadalkan wasiirka ayaa kusoo beegmaya iyadoo ay sii xoogeysanayaan loollanka siyaasadeed iyo is-mariwaaga u dhexeeya dowladda Federaalka, maamullada Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kuwaas oo ku kala aragti duwan arrimaha dastuurka iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Cadaaladda ayaa ku eedeeyay maamullada Puntland iyo Jubbaland, iyo siyaasiyiinta mucaaradka, inay isku bahaysteen ka-hor-tagga Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Cadaaladda ayaa ku eedeeyay maamullada Puntland iyo Jubbaland, iyo siyaasiyiinta mucaaradka, inay isku bahaysteen ka-hor-tagga Dowladda Federaalka Soomaaliya.
- Wasiirka ayaa sheegay in dhinacyadan ay sameysteen isbahaysi uu ku tilmaamay mid lagu wiiqayo dowlad.
- Khilaafka siyaasadeed ee dalka uu si weyn ula xiriirayo arrimaha wax-ka-beddelka Dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo jihada siyaasadeed ee Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada la eedeeyay.
- Eedeymaha wasiirka ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan tallaabooyinka gaarka ah ee ay qaadeen dhinacyada la eedeeyay.
Gunaanadka akhristaha
Wasiirka Cadaaladda ayaa soo bandhigay eedeymo culus oo ku saabsan maamullada gobollada iyo siyaasiyiinta mucaaradka oo ku saabsan falalkooda ka dhanka ah Dowladda Federaalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Puntland iyo Jubbaland ay ka qaadeen Dowladda Federaalka?
- Sidee bay siyaasiyiinta mucaaradka uga jawaabaan eedeymahan?
- Maxay yihiin saamaynta khilaafka siyaasadeed ee ku saabsan doorashooyinka soo socda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · federaalka · wasiirka · cadaaladda