Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulan la yeeshay diblomaasiyadda Mareykanka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga dhinacyada gaashaandhigga iyo amniga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga istaraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Mareykanka, hawlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee khatarta ku ah amniga dalka, iyo sidoo kale mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).
- Labada dhinac ayaa si gaar ah uga wada hadlay waajibaadka iyo mustaqbalka AUSSOM, iyagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in geeddi-socodka kala-guurka amniga uu noqdo mid qorsheysan oo isku-dubbaridan, isla markaana ku saleysan awoodda iyo diyaargarowga Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.
- Sidoo kale, kulanka waxaa lagu soo qaaday wareejinta saldhiggii hore ee ciidamada AUSSOM ee magaalada Baraawe, kaas oo ay la wareegeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
- Wasiirka Gaashaandhigga ayaa dhankiisa faahfaahin ka bixiyay hawlgallada milatari ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya hoggaaminayso, kuwaas oo lagu beegsanayo kooxaha argagixisada iyo kuwa la shaqeeya, isagoo xusay khatarta ay kooxahaasi ku hayaan amniga Soomaaliya, xasilloonida gobolka iyo nabadda caalamka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama tallaabooyinka gaarka ah ee lagu go'aamiyay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada gaashaandhigga iyo amniga.
- Labada dhinac ayaa si gaar ah uga wada hadlay waajibaadka iyo mustaqbalka AUSSOM, iyagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in geeddi-socodka kala-guurka amniga uu noqdo mid qorsheysan oo isku-dubbaridan.
- Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada tababarka, tayeynta awoodda ciidamada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada gaashaandhigga iyo amniga.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga istaraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Mareykanka, hawlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee khatarta ku ah amniga dalka, iyo sidoo kale mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).
Labada dhinac ayaa si gaar ah uga wada hadlay waajibaadka iyo mustaqbalka AUSSOM, iyagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in geeddi-socodka kala-guurka amniga uu noqdo mid qorsheysan oo isku-dubbaridan, isla markaana ku saleysan awoodda iyo diyaargarowga Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.
Sidoo kale, kulanka waxaa lagu soo qaaday wareejinta saldhiggii hore ee ciidamada AUSSOM ee magaalada Baraawe, kaas oo ay la wareegeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda ciidamada qaranka iyo la wareegidda mas’uuliyadda amniga dalka.
Wasiirka Gaashaandhigga ayaa dhankiisa faahfaahin ka bixiyay hawlgallada milatari ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya hoggaaminayso, kuwaas oo lagu beegsanayo kooxaha argagixisada iyo kuwa la shaqeeya, isagoo xusay khatarta ay kooxahaasi ku hayaan amniga Soomaaliya, xasilloonida gobolka iyo nabadda caalamka.
Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sidoo kale caddeeyay sida ay Dowladda Federaalka uga go’an tahay dhismaha ciidan qaran oo xirfad leh, awoodna u leh gudashada waajibaadkiisa dastuuriga ah ee ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo amniga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada tababarka, tayeynta awoodda ciidamada, taageerada hawlgallada iyo horumarinta awoodda difaaca dalka.
Ugu dambeyn, Wasiirka Gaashaandhigga ayaa Dowladda Mareykanka uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan hawlgallada ay hoggaamiso dowladda Federaalka ee lagu ciribtirayo argagixisada laguna xaqiijinayo nabad iyo amni waara.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga dhinacyada gaashaandhigga iyo amniga.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada gaashaandhigga iyo amniga.
- Labada dhinac ayaa si gaar ah uga wada hadlay waajibaadka iyo mustaqbalka AUSSOM, iyagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in geeddi-socodka kala-guurka amniga uu noqdo mid qorsheysan oo isku-dubbaridan.
- Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada tababarka, tayeynta awoodda ciidamada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya Safaaradda Mareykanka ama dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan faahfaahinta hawlgallada milatari iyo waxtarkooda ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta laga wada hadlay kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka dhinacyada gaashaandhigga iyo amniga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama tallaabooyinka gaarka ah ee lagu go'aamiyay kulanka?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · yeeshay · wasiirka · soomaaliya