Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta daah furay sidii dib-u habeyn yo dayactir loogu sameynayay kaydka Radio Muqdisho, si loo dardar-geliyo badbaadinta iyo casriyeynta dhaxalka maqalka ee taariikhiga ah ee Soomaaliya. Daah-furka waxaa Wasiirka ku wehliyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee

SO
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa daah-furay dib-u-habeyn iyo dayactir loogu talagalay kaydka Radio Muqdisho.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dib-u-habeynta kaydka Radio Muqdisho ayaa lagu dardar-gelinayaa si loo badbaadiyo loona casriyeeyo dhaxalka maqalka ee Soomaaliya.
  2. Wasiirka ayaa sheegay in dayactirka uu yahay horudhac muhiim ah oo lagu casriyeynayo kaydka, iyadoo la rajeynayo in la helo casriyeyn ballaaran.
  3. Wasiirka ayaa bogaadiyay howl-wadeennada Radio Muqdisho iyo shaqaalaha kaydka, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii laba jibbaaraan dadaallada casriyeynta.

Macnaha guud

Dib-u-habeyntan ayaa ka dambeysay baahida loo qabo in la ilaaliyo loona badbaadiyo kumannaan cajaladood oo taariikhiga ah.

Wasiirka ayaa sheegay in dayactirka iyo dib-u-habeyntan ay tahay horudhac muhiim u ah dadaal ballaaran oo Wasaaraddu ku casriyeynayso Kaydka Radio Muqdisho.

Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda +1
Radio Muqdisho
2026-06-09

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay ka faa'iideysan doonaan in kaydka Radio Muqdisho la casriyeeyo si loo ilaaliyo taariikhda iyo dhaqanka qaranka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta daah furay sidii dib-u habeyn yo dayactir loogu sameynayay kaydka Radio Muqdisho, si loo dardar-geliyo badbaadinta iyo casriyeynta dhaxalka maqalka ee taariikhiga ah ee Soomaaliya.

Daah-furka waxaa Wasiirka ku wehliyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Radio Muqdisho, iyo mas’uuliyiin kale, kuwaas oo kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee kaydka iyo Makiinadaha dib loo dayactiray ee lagu danabeynayo canjaladaha taariikhiga ah.

Agaasimaha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/Fataax Daahir Jayte oo madasha hadal ka jeediyey ayaa ugu horreyn ka warbixiyey marxaladihii uu soo maray dib u dayactirka iyo casriyeynta keydka baaxada weyn ee Radio Muqdisho, isaga oo rajeeyey in tani bilow u noqoto in Keydka Radio Muqdisho uu helo Casriyeyntii ugu ballaarneyd, maadaama Madaxda Wasaaradda ka go’an tahay in keydka hab Digital loo bedelo.

Wasiirka ayaa sheegay in dayactirka iyo dib-u-habeyntan ay tahay horudhac muhiim u ah dadaal ballaaran oo Wasaaraddu ku casriyeynayso Kaydka Radio Muqdisho, si loo ilaaliyo loona badbaadiyo kumannaan cajaladood oo xambaarsan taariikh, dhaqan iyo xusuusta qaranka Soomaaliyeed.

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralkaydkadalxiiskawasiirka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.