Topic
Warkasta is tracking wasiirka across 15 reports from 6 sources. Recent coverage touches arrimaha, dibadda, and safiirka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamed Korsaar, ayaa maanta kormeeray xero ka mid ah xeryaha Ciidanka Dowladda ee ku taalla duleedka magaalada Baydhabo. Wasiirka ayaa bogaadiyey dadaalka ciidamada, isagoo kula dardaarmay inay xoojiyaan feejignaanta, isku-duubnida iyo diyaar-garowga, si loo xaqiijiyo amniga Baydhabo iyo guud ahaan deegaannada Koon

Sept 09-(Jowhar)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ku dhawaaqay in la laalay soo jeedintii xildhibaanno ka tirsan Golaha ay ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali (Xoosh). Go’aanka ayaa yimid kadib markii guddoonku uu hubiyay saxiixyada xildhibaannada ku lifaaqnaa soo jeedinta. Baaritaanka

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, oo u yimid booqasho sagootin ah kaddib markii uu soo gaba-gabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, Wafdiga Wasiirka waxaa Safaaradda ku soo dhaweeyay Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Cabdisalaam Suleymaan, kaas oo wafdiga warbixin ka siiyay xaaladda guud ee Safaara

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin Cabdulle Cumar oo ah hooyada dhashay, islamarkaana si weyn ugu soo dadaashay Maxamed Ciise Daahir Yuusuf oo kaalinta 1aad ka galay Imtixaanka Shahaadiga [

Albania ayaa magacawday Diella, oo ah nidaam AI ah, si ay uga shaqeyso kormeerka qandaraasyada dowladda iyo kordhinta hufnaanta maamulka, taasoo dhalisay dood ku saabsan doorka AI ee siyaasadda. The post Albania oo magacawday Wasiirka AI ee ugu horreeya adduunka first appeared on Radio Dalsan .

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh Abdulkadir ayaa shalay magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha iskuul Hoose/dhexe oo loogu talagalay inay wax ku Bartaan gabdhaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,ayaana Sheegay in mashruucan uu door muhiim ah ka Qaadan doono horumarinta waxbarashada Gabdhaha, isla markaana

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dadaallada ay dowladdu waddo ee la-dagaallanka argagixisada, xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhinacyada difaaca, iyo horumarinta awoodda hay’ad

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa ka guddoomay nuqul kamid ah waraaqaha aqoonsiga (Letters of Credence), Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Danjiraha Aan Caadi Ahayn iyo Wakiil Awood Buuxda Leh. Intii uu kulanku socday, Wasiir Ca

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga CaalimiganMudane Abdisalam Cali, ayaa gaaray Addis Ababa si uu uga qayb galo Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika. Kalfadhigaasi waxaa looga hadli doonaa nabadda gobolka, ammaanka, dib-u-habaynta hay’adaha iyo isku-xirka dhaqaalaha. Wasiirku wuxuu ka helay soo dhawayn diiran ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, taasoo muuj

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada ee Qaramada Midoobay (ECOSOC), isagoo beesha caalamka u soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta bulshada, amniga, dowladni

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelladii, qaraabadii, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo guud ahaan bahda warbaahinta, geerida ku timid Alle ha u naxariistee L/X/le Maxamed Diiriye Dhakat, Agaasime Ku-xigeenkii Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida. Marxuum Maxamed Diiriye Dhakat ayaa door muuqda ka

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed Firin, Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaranka ee La-dagaallanka Argagixisada Cali Yaasiin Gurbe, Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir Liibaan Cabdiraxmaan, Agaasimaha Hab-maamuuska Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta booqd

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabillay, soo dhoweyn diirranna ugu sameeyay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò Coppi. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ugu horeyn si wadajir ah u booqday Xarunta Tiyaatarka Qaranka, iyo waaxyaha Warbaahinta Dowlad