Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed Firin, Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaranka ee La-dagaallanka Argagixisada Cali Yaasiin Gurbe, Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir Liibaan Cabdiraxmaan, Agaasimaha Hab-maamuuska Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta booqd
Wasiirka Warfaafinta Cabdulfataax Qaasim Maxamuud iyo mas'uuliyiin kale ayaa booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda.
Maxaa la shaaciyey
- Wasiirka iyo mas'uuliyiinta ayaa bogaadiyay horumarka dalxiiska gudaha.
- Goobahan dalxiiska ayaa muujinaya nabadda iyo xasilloonida ka jirta Muqdisho.
- Booqashadan waxay muujinaysaa guulaha la taaban karo ee sugidda amniga caasimadda.
“Goobahan waxay ka tarjumayaan nabadda, xasilloonida iyo horumarka ka jira caasimadda Muqdisho.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin in ay ogaadaan horumarka dalxiiska iyo amniga Muqdisho.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed Firin, Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaranka ee La-dagaallanka Argagixisada Cali Yaasiin Gurbe, Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir Liibaan Cabdiraxmaan, Agaasimaha Hab-maamuuska Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta booqday goob dalxiis oo ku taalla duleedka degmada Kaxda.
Wasiirka Cabdulfataax iyo Mas’uuliyiintaan ayaa bogaadiyay horumarka dalxiiska gudaha. Waxay sidoo kale xuseen in goobahan ay ka tarjumayaan nabadda, xasilloonida iyo horumarka ka jira caasimadda Muqdisho, isla markaana ay muujinayaan guulaha la taaban karo ee laga gaaray sugidda amniga caasimadda, ku habboonaanta dalxiiska iyo dib u soo nooleynta nolosha bulshada.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.