Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Waxa qayliyayaasha Soomaaliyeed iyo baroortayaasha Itoobiya ay wadaagaan
Garoowe (Faallo PP) — Itoobiya waxaa ka jira dad la soo kireysto si ay ugu baroortaan qoyska uu qof ka geeriyooday.… Sii akhri
Waxa muhiimka ah
- Waxa qayliyayaasha Soomaaliyeed iyo baroortayaasha Itoobiya ay wadaagaan
- Garoowe (Faallo PP) — Itoobiya waxaa ka jira dad la soo kireysto si ay ugu baroortaan qoyska uu qof ka geeriyooday.… Sii akhri
- Waxaa qoray Puntland Post

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Qayliye wuxuu bixiyaa adeegga ku shubo oo ha qayliyee.
Garoowe (Faallo PP) — Itoobiya waxaa ka jira dad la soo kireysto si ay ugu baroortaan qoyska uu qof ka geeriyooday. Waxaa aad u yaab leh sida oohintoodu uga saameyn-badan tahay tan xubnaha iyo ehelada qoyska ay tacsidu gashay.
Soomaali badan way la yaabaan sida baroortuhu lacag ugu qaato baroordiiq uu jilayo. Baroortu waxay socotaa saacado badan gaar ahaan marka qof u yimaado reerka tiiraanyaysan.
Itoobiya baroortenimadu waa xirfad lagu xoogsado oo la kala dhaxlo. Shirkado ayaa jira xayaysiiya adeegyada u baroorashada qoysaska. Lacagta la siinayo baroortayaasha (haween uun baa adeeggan bixiya) waxay ku xiran tahay saacadaha baroortu soconayso. Dadka reerka u imanaya marnaba kama shakiyaan in baroortu aysan dhab ka ahayn baroortayaashu, iskaba daa in dadku ay soo xusuustaan murti u dhiganta baroorta orgiga ka weyn .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.