Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Xaaji Baarri Shire oo Garoowe aas qaran loogu sameeyey

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…

SO
Xaaji Baarri Shire oo Garoowe aas qaran loogu sameeyey
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa salaadii janaasada ku tukaday Xaaji Baari Shire Dharaar oo ahaa aabaha dhalay Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada Puntland.

Maxaa la shaaciyey

  1. Xaaji Baari Shire Dharaar ayaa geeriyooday, waxaana aas qaran loogu sameeyey Garoowe.
  2. Salaada janaasada waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid.
  3. Ehelada iyo qoyska marxuumka ayaa sidoo kale ka qeybgalay janaasada.

Allaah ha u naxariistee Xaaji Baari Shire Dharaar

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid +2
Garoowe
2026-06-12

Sababta ay muhiim u tahay: Geerida Xaaji Baari Shire Dharaar waxay saameyn ku yeelan kartaa siyaasadda Puntland maadaama uu ahaa aabaha dhalay Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa salaadii janaasada Ku tukaday Allaah ha u naxariistee Xaaji Baari Shire Dharaar oo ahaa aabaha dhalay Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Baari Shire.

Waxaa salaada janaasada ee marxuumka ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Baari Shire, Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Maxamuud Maxamed Ciise (Awoowe), Goleyaasha Dowladda Puntland iyo ehelada iyo qoyska marxuumka iyo qaar ka mid ah dadweynaha caasimada Garoowe.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralaasqarangaroowe
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.