Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay Gabadh Soomaaliyeed
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu baaris ku wado dhallinyaro ku xadgudbay gabar Soomaaliyeed, isla markaana tallaabo adag laga qaadi doono cid walba oo lagu helo ficilkaasi foosha xun. Xafiisku si gaar ay wuxuu baaris ugu wadaa dhacdo fool xun oo ka dhacday baraha Bulshada, taas oo ay geysteen dhallinyaro, kuwaas oo […]
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay gabar Soomaaliyeed oo ku sugneyd Muqdisho.
Maxaa la shaaciyey
- Baarista ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray dhacdo fool xun oo ka dhacday baraha Bulshada.
- Dhammaan hay'adaha amniga ayaa la faray in ay gacanta ku soo dhigaan cid kasta oo ku lug leh falalka noocaas ah.
Macnaha guud
Dhacdadan ayaa ka dhalatay xadgudubyo ka dhacay baraha Bulshada oo la xiriira gabadh Soomaaliyeed.
“tallaabo adag laga qaadi doono cid walba oo lagu helo in ay qeyb ka ahayd falkaas foosha xun.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waa in ay ka warqabaan xadgudubyada ka dhaca baraha Bulshada iyo cawaaqibka ka dhalan kara.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu baaris ku wado dhallinyaro ku xadgudbay gabar Soomaaliyeed, isla markaana tallaabo adag laga qaadi doono cid walba oo lagu helo ficilkaasi foosha xun.
Xafiisku si gaar ay wuxuu baaris ugu wadaa dhacdo fool xun oo ka dhacday baraha Bulshada, taas oo ay geysteen dhallinyaro, kuwaas oo ku xadgudbay gabadh Soomaaliyeed oo ku sugneyd magaalada Muqdisho.
Sidoo kale, warka ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in tallaabo adag laga qaadi doono cid walba oo lagu helo in ay qeyb ka ahayd falkaas foosha xun ee lagula kacay gabadha Soomaaliyeed iyo kuwa kale ee baraha Bulshada ku faafiya falalka anshaxdarada ah.
Dhammaan hay’adaha amniga ayaa la faray in ay gacanta ku soo dhigaan, islamarkaana sharciga hor-keenaan cid kasta oo ku lug leh falalka noocaas ah.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.