Topic
Warkasta is tracking qaranka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches hay, machadka, and qalab, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adda Iskaashiga iyo Isku-duwidda Turkiga ee TİKA ayaa qalab caafimaad ku wareejisay Machadka Qaranka ee Umulisooyinka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Mudane Sadaad Maxamed Nuur Aliyow. ayaa Maanta booqasho ku yimid Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah, waxaana Xarunta ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle. Ku