Xamza oo furay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa furay tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir, kaas oo sanadkiiba mar la qabto.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xamza oo baasay kubbada bilaabashada tartanka ayaa garoonka ka jeediyay hadal kooban, isaga oo sheegay in ciyaarahan loo qabtay dhiirrigalinta dhallinyarada, kobcinta xirfadooda iyo caafimaadkooda.
- Sidoo kale, ujeeddooyinka loo qabto tartanka waxaa ka mid ah soo saarista ciyaartoy da’ yar ah oo mustaqbalka ka mid noqon kara xulka 15 jirrada qaranka Soomaaliyeed iyo xulalka kale , iyada oo tartamada degmooyinku ay door muhiim ah ka qaataan aqoonsiga iyo horumarinta hibada ciyaartooyda.
- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo qaban-qaabiyay tartanka, waxaana sidoo kale qayb ka ah Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta, iyadoo ay ka qaybgalayaan xulal metalaya degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degmooyinka dariska la-ah ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
- Lugta koowaad ee ciyaarta waxaa galabta waxaa lagu bilaabay degmada Koobka haysata ee Hawl-Wadaag iyo xulka metelaya deegaanka Gubta ee Gobolka Bnanaadir.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hubiyo guusha tartanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa furay tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir.
- Tartanka waxaa loo qabtay dhiirrigalinta dhallinyarada, kobcinta xirfadooda iyo caafimaadkooda.
- Ujeeddooyinka loo qabto tartanka waxaa ka mid ah soo saarista ciyaartoy da’ yar ah oo mustaqbalka ka mid noqon kara xulka 15 jirrada qaranka Soomaaliyeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa galabta garoonka Stadium Muqdisho ka furay ciyaaraha kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo kuwa dariska la ah, kaasi oo sanadkiiba mar la qabto.
Xamza oo baasay kubbada bilaabashada tartanka ayaa garoonka ka jeediyay hadal kooban, isaga oo sheegay in ciyaarahan loo qabtay dhiirrigalinta dhallinyarada, kobcinta xirfadooda iyo caafimaadkooda.
Sidoo kale, ujeeddooyinka loo qabto tartanka waxaa ka mid ah soo saarista ciyaartoy da’ yar ah oo mustaqbalka ka mid noqon kara xulka 15 jirrada qaranka Soomaaliyeed iyo xulalka kale , iyada oo tartamada degmooyinku ay door muhiim ah ka qaataan aqoonsiga iyo horumarinta hibada ciyaartooyda.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo qaban-qaabiyay tartanka, waxaana sidoo kale qayb ka ah Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta, iyadoo ay ka qaybgalayaan xulal metalaya degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degmooyinka dariska la-ah ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Lugta koowaad ee ciyaarta waxaa galabta waxaa lagu bilaabay degmada Koobka haysata ee Hawl-Wadaag iyo xulka metelaya deegaanka Gubta ee Gobolka Bnanaadir.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey dadaallada maamulka Gobolka Banaadir, qaban qaabiyayaasha, garsoorka coyaarta iy dhammaan inta ka qeyb-qaadatay tartanka lagu xoojinayo is-dhexgalka bulshada, nabadda iyo kobcinta ciyaaraha dalka.
Dhankiisa, Duqa Muqdisho wuxuu sidoo kale dhiirrigeliyey dhallinyarada ka qaybgalaysa tartanka, isaga oo ku boorriyey inay muujiyaan tartan hufan, anshax ciyaareed iyo is-ixtiraam, si tartanku u noqdo mid lagu xoojiyo walaaltinimada iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa furay tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir, kaas oo sanadkiiba mar la qabto.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa furay tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir.
- Tartanka waxaa loo qabtay dhiirrigalinta dhallinyarada, kobcinta xirfadooda iyo caafimaadkooda.
- Ujeeddooyinka loo qabto tartanka waxaa ka mid ah soo saarista ciyaartoy da’ yar ah oo mustaqbalka ka mid noqon kara xulka 15 jirrada qaranka Soomaaliyeed.
- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo qaban-qaabiyay tartanka, waxaana sidoo kale qayb ka ah Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan ujeeddooyinka tartanka waxay ku saleysan yihiin hadallada mas'uuliyiinta.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan saameynta tartanka ama tirada ka qaybgalayaasha ma jirto.
Gunaanadka akhristaha
Tartanka kubadda cagta wuxuu ujeedkiisu yahay in lagu dhiirrigeliyo ka qaybgalka dhallinyarada iyo horumarinta hibada Gobolka Banaadir.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hubiyo guusha tartanka?
- Sidee loo dhexgelin doonaa ciyaartoyda da'da yar ee la aqoonsaday xulka qaranka?
- Waa maxay shuruudaha ka qaybgalka ee degmooyinka dariska ah?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · cagta · gobolka · kubadda