Xamza oo shaaciyay xog cusub oo la xiriirta wada-hadallada DF iyo mucaaradka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan doorashada, amniga iyo wada-hadallada bilaabanaya intii uu socday shirka golaha wasiirrada.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ugu horreyn Ra’iisul wasaaraha ayaa bogaadiyay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee dalka ka dhacay, isaga oo ku tilmaamay guul weyn oo soo hoyatay, gaar ahaan geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.
- Xamza ayaa sidoo kale soo hadal qaada wada-hadallada dowladda federaalka iyo mucaaradka, isaga oo xusay in ay socdaan wada xaajoodyo ku aadan doorashooyinka, isla markaana furan-tahay gogosha dowladda, isaga oo xusay in go’aan kasta la waafajin doono dastuurka iyo xeerarka dalka.
- Sidoo kale wuxuu ka digay in la caadiyeeyo kooxaha argagixisada, taas oo uu sheegay in ay ka dhalanayso halis weyn oo amni.
- Dhanka kale, inta uu socday shirka golaha wasiirka, xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, gaar ahaan Tiirka siyaasadda loo dhanyahay ayaa soo bandhigay warbixin la-xiriirta hawlo shaqo oo ay ku tageen Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, halkaas oo tababarro iyo taageero farsamo ay u fidiyeen mas’uuliyiinta illaa heer agaasime ee maamulkaas.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay wada-hadallada gaarka ah ee la filayo inay bilaabmaan, yaase ka qayb qaadan doona?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan doorashada, amniga iyo wada-hadallada bilaabanaya.
- Xamza ayaa bogaadiyay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee dalka ka dhacay, isaga oo ku tilmaamay guul weyn oo soo hoyatay, gaar ahaan geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.
- Xamza ayaa sidoo kale ka digay in la caadiyeeyo kooxaha argagixisada, taas oo uu sheegay in ay ka dhalanayso halis weyn oo amni.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan doorashada, amniga iyo wada-hadallada bilaabanaya.
Ugu horreyn Ra’iisul wasaaraha ayaa bogaadiyay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee dalka ka dhacay, isaga oo ku tilmaamay guul weyn oo soo hoyatay, gaar ahaan geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.
Xamza ayaa sidoo kale soo hadal qaada wada-hadallada dowladda federaalka iyo mucaaradka, isaga oo xusay in ay socdaan wada xaajoodyo ku aadan doorashooyinka, isla markaana furan-tahay gogosha dowladda, isaga oo xusay in go’aan kasta la waafajin doono dastuurka iyo xeerarka dalka.
Sidoo kale wuxuu ka digay in la caadiyeeyo kooxaha argagixisada, taas oo uu sheegay in ay ka dhalanayso halis weyn oo amni. Mar uu ka hadlay xaaladda amni ee dalka ayuu sheegay in nabadgalyada dalka ay wanaagsantahay, ciidanka xoogga dalkana uu ku filanyahay gudashada waajibaadkooda.
Dhanka kale, inta uu socday shirka golaha wasiirka, xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, gaar ahaan Tiirka siyaasadda loo dhanyahay ayaa soo bandhigay warbixin la-xiriirta hawlo shaqo oo ay ku tageen Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, halkaas oo tababarro iyo taageero farsamo ay u fidiyeen mas’uuliyiinta illaa heer agaasime ee maamulkaas. Sidoo kale waxaa shirka warbixin faahfaahsan ka jeediyay maamulka Xarunta Adeegyada Mideysan ee Halmeel iyo halka ay marayaan howlaha lagu shaqo-galinayo xarunta cusub.
Waxaa kale lagu ansixiyey siyaasado iyo heshiisyo muhiim ah kuwaas oo ay soo gudbiyeen Wasaaradaha Xukuumadda DanQaran, waxa ayna kala yihiin.
Siyaasadda Qaran ee waxbarashada farsamada iyo tababbarka xirfadaha
Siyaasadda Qaran ee Kafaalada Carruurta Soomaaliyeed
Siyaasadda Qaran ee Nidaaminta arrimaha Hijrada
Heshiis u dhexeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo uu matalayo Xafiiska Wakiilka Sare ee Xuquuqul Aadanaha, kaasi oo ku saabsan Asaaska Xafiis uu ku yeesho dalkeenna.
Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga kuna saabsan iskaashiga dhanka adeegyada bulshada.
Si kastaba, hadalka Ra’iisul wasaaraha ee ku aadan arrimaha doorashooyinka ayaa kusoo aadayo, xilli ay weli xiisad ka taagan tahay hannaanka loo wajahayo, iyada oo ay isku hayaan Villa Somalia iyo mucaaradka, waxaase laga war sugayaa natiijada kasoo baxay wada-hadallada la filayo inay bilowdaan, kuwaas oo uu horay iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan doorashada, amniga iyo wada-hadallada bilaabanaya intii uu socday shirka golaha wasiirrada.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan doorashada, amniga iyo wada-hadallada bilaabanaya.
- Xamza ayaa bogaadiyay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee dalka ka dhacay, isaga oo ku tilmaamay guul weyn oo soo hoyatay, gaar ahaan geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.
- Xamza ayaa sidoo kale ka digay in la caadiyeeyo kooxaha argagixisada, taas oo uu sheegay in ay ka dhalanayso halis weyn oo amni.
- inta uu socday shirka golaha wasiirka, xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, gaar ahaan Tiirka siyaasadda loo dhanyahay ayaa soo bandhigay warbixin la-xiriirta hawlo shaqo oo ay ku tageen Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mucaaradka ee ku aaddan wada-hadallada.
- Eedeymaha ku saabsan xaaladda amniga iyo caadiyeynta kooxaha argagixisada waxay ku saleysan yihiin hadallada Ra’iisul Wasaaraha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lagu sheegay maqaalka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Ra’iisul Wasaaraha waxay muujinayaan isbeddellada siyaasadeed iyo walaacyada amni ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay wada-hadallada gaarka ah ee la filayo inay bilaabmaan, yaase ka qayb qaadan doona?
- Sidee dowladda u hubin doontaa in xaaladda amniga ay xasilloon tahay?
- Waa maxay faahfaahinta heshiisyada lagu xusay maqaalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wada · xamza · hadallada
Sii akhri
- Xasan Sheekh iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda UK oo ka wada hadlay amniga iyo xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya
Shabelle Media
- Maxaa ka soo baxay kulankii caawa ee Mucaaradka iyo Dowladda?
Hiiraanweyn
- Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay shir wada-tashi ah oo ku saabsan ku biirista heshiiska CEDAW
Shabelle Media