Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay shir wada-tashi ah oo ku saabsan ku biirista heshiiska CEDAW
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shir wada-tashi ah oo ku saabsan ku biirista heshiiska CEDAW.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiiru Dowlaha ayaa khudbaddiisa furitaanka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay horumarinta sinnaanta jinsiga, ilaalinta xuquuqda haweenka iyo xoojinta doorka hay’adaha dowladda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ee la dagaallanka dhammaan noocyada takoorka ka dhanka ah haweenka.
- Waxa uu sheegay in shirka, oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ), isaga oo kaashanaya Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Sinnaanta Jinsiga iyo Awoodsiinta Haweenka (UN Women), uu yahay fursad muhiim ah oo lagu kobcinayo fahamka bulshada ee heshiiska CEDAW, laguna falanqeynayo hannaanka ay Soomaaliya ugu biiri karto.
- Sidoo kale, shirka ayaa lagu soo bandhigayaa talooyin wax-ku-ool ah oo saldhig u noqon kara qorshaha iyo tubta loo marayo geeddi-socodka ku biirista heshiiskaasi.
- Wasiiru Dowlaha ayaa intaas ku daray in wada-tashiga lagu saleeyo Dastuurka dalka, iyadoo si buuxda loo tixgelinayo diinta, dhaqanka iyo duruufaha bulsho ee Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin talooyinka gaarka ah ee lagu soo bandhigay shirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Shirka waxaa furay Kusimaha Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Mudane Maxamed Cusmaan Cumar (Naastaro).
- Shirka waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ), isaga oo kaashanaya Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Sinnaanta Jinsiga iyo Awoodsiinta Haweenka (UN Women).
- Wasiiru Dowlaha ayaa khudbaddiisa furitaanka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay horumarinta sinnaanta jinsiga, ilaalinta xuquuqda haweenka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane Maxamed Cusmaan Cumar (Naastaro), ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay shir wada-tashi ah oo ay ka qaybgalayaan daneeyeyaasha kala duwan, kaas oo looga hadlayo ku biirista Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Heshiiska Caalamiga ah ee Ciribtirka Dhammaan Noocyada Takoorka ka dhanka ah Haweenka (CEDAW).
Wasiiru Dowlaha ayaa khudbaddiisa furitaanka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay horumarinta sinnaanta jinsiga, ilaalinta xuquuqda haweenka iyo xoojinta doorka hay’adaha dowladda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ee la dagaallanka dhammaan noocyada takoorka ka dhanka ah haweenka.
Waxa uu sheegay in shirka, oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ), isaga oo kaashanaya Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Sinnaanta Jinsiga iyo Awoodsiinta Haweenka (UN Women), uu yahay fursad muhiim ah oo lagu kobcinayo fahamka bulshada ee heshiiska CEDAW, laguna falanqeynayo hannaanka ay Soomaaliya ugu biiri karto.
Sidoo kale, shirka ayaa lagu soo bandhigayaa talooyin wax-ku-ool ah oo saldhig u noqon kara qorshaha iyo tubta loo marayo geeddi-socodka ku biirista heshiiskaasi.
Wasiiru Dowlaha ayaa intaas ku daray in wada-tashiga lagu saleeyo Dastuurka dalka, iyadoo si buuxda loo tixgelinayo diinta, dhaqanka iyo duruufaha bulsho ee Soomaaliya.
Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in doodaha iyo wada-tashiyada ay qayb ka noqdaan hay’adaha dowladda, Baarlamaanka, garsoorka, ururrada haweenka, bulshada rayidka ah, culimada, odayaasha dhaqanka, warbaahinta iyo dhallinyarada, si loo helo aragtiyo kala duwan oo wax ku biirin kara geeddi-socodka.
Ugu dambayn, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa bogaadiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) oo soo qabanqaabiyay kulanka, isaga oo sidoo kale uga mahadceliyay Hay’adda UN Women taageerada ay ka geysatay qabsoomidda shirka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shir wada-tashi ah oo ku saabsan ku biirista heshiiska CEDAW. Shirka waxaa furay Kusimaha Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Mudane Maxamed Cusmaan Cumar (Naastaro).
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shir wada-tashi ah oo ku saabsan ku biirista heshiiska CEDAW.
- Shirka waxaa furay Kusimaha Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Mudane Maxamed Cusmaan Cumar (Naastaro).
- Shirka waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ), isaga oo kaashanaya Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Sinnaanta Jinsiga iyo Awoodsiinta Haweenka (UN Women).
- Wasiiru Dowlaha ayaa khudbaddiisa furitaanka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay horumarinta sinnaanta jinsiga, ilaalinta xuquuqda haweenka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya daneeyeyaasha kale ama dhaliilayaasha.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda sinnaanta jinsiga iyo xuquuqda haweenka waxaa lagu xiraa Wasiiru Dowlaha iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka shirka ama tallaabooyinka mustaqbalka.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya waxay qaadaysaa tallaabooyin ku aaddan sinnaanta jinsiga iyadoo laga hadlayo heshiiska CEDAW shir wada-tashi ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin talooyinka gaarka ah ee lagu soo bandhigay shirka?
- Sidee ayay dowladda Soomaaliya u hirgelin doontaa heshiiska CEDAW haddii la galo?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee ka dambeeya shirkan wada-tashiga ah?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · shir · biirista · muqdisho