Xasan oo b/caalamka ka fogeynaya khilaafka siyaasadeed: Shisheeye lama dhex geyn karo
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya aan loo baahnayn in lagu xalliyo dalka dibaddiisa, isagoo adkeeyay muhiimadda wada-hadalka gudaha.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in tabasho kasta xal loo heli karo haddii dhinacyada ay khusayso ay aqbalaan inay miiska wada-hadalka isugu yimaadaan, isla markaana ay si furan uga wada hadlaan waxyaabaha ay isku hayaan.
- “Khilaafaadka dhexdeenna laguma xalinayo bannaanka balse gudaheenna ayaan ku xalinaynaa, waan kasoo gudubnay in arrimaheenna dibadda lala aado,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
- Soomaaliya ayuu madaxweynuhu sheegay inay ka gudubtay xilligii cabashooyinka iyo khilaafaadka Soomaalida loo gudbin jiray shisheeye, isagoo xusay in arrimaha gudaha lagu xallin karo marka si niyad furan loo gorfeeyo.
- Madaxweynaha ayaa sidoo kale xoojiyay gogosha siyaasadeed ee ay dhowaan dowladda dhigtay, isagoo dhinacyada ka biyo diidan ugu baaqay inay iyaguna dhigaan gogol u gaar ah, si labada dhinac ay ugu diyaar garoobaan wada-hadal xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa khilaafaadka siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya iyo baaqa Madaxweynaha ee ku aaddan xalinta khilaafaadka, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Khilaafaadka siyaasadeed ee gaarka ah ee Madaxweynaha tixraacayo waa maxay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya aan loo baahnayn in lagu xalliyo dalka dibaddiisa.
- Xasan Sheekh ayaa carrabka ku adkeeyay in tabasho kasta xal loo heli karo haddii dhinacyada ay khusayso ay aqbalaan inay miiska wada-hadalka isugu yimaadaan.
- Madaxweynaha ayaa dhinacyada siyaasadda ugu baaqay inay ka fogaadaan kala irdhoobidda iyo wax kasta oo keeni kara dhiig daata.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jira dhinacyada isku haya siyaasadda Soomaaliya aan loo baahnayn in xalalkooda loo raadiyo dalka dibaddiisa, isagoo ku baaqay in arrimaha taagan lagu xalliyo wada-hadal gudaha ah.
Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in tabasho kasta xal loo heli karo haddii dhinacyada ay khusayso ay aqbalaan inay miiska wada-hadalka isugu yimaadaan, isla markaana ay si furan uga wada hadlaan waxyaabaha ay isku hayaan.
“Khilaafaadka dhexdeenna laguma xalinayo bannaanka balse gudaheenna ayaan ku xalinaynaa, waan kasoo gudubnay in arrimaheenna dibadda lala aado,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Soomaaliya ayuu madaxweynuhu sheegay inay ka gudubtay xilligii cabashooyinka iyo khilaafaadka Soomaalida loo gudbin jiray shisheeye, isagoo xusay in arrimaha gudaha lagu xallin karo marka si niyad furan loo gorfeeyo.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xoojiyay gogosha siyaasadeed ee ay dhowaan dowladda dhigtay, isagoo dhinacyada ka biyo diidan ugu baaqay inay iyaguna dhigaan gogol u gaar ah, si labada dhinac ay ugu diyaar garoobaan wada-hadal xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed.
Xasan Sheekh ayaa dhinacyada siyaasadda ugu baaqay inay ka fogaadaan kala irdhoobidda iyo wax kasta oo keeni kara dhiig daata, isagoo xusay in tabashooyinka la xiriira arrimaha sharciga loo maro garsoorka.
“Walaalayaal, intaas oo sano ayaa dadkeenna lagu kicinayay, waa nala dhacayee qoryaha qaata. Haddii aad tabasho qabtid u tag garsoorka oo ha hoggaamin in uu dhiig daato. Arrimaha siyaasadda gogol ayaa ka furan, mana jirto sabab loo kala irdhoobo,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Madaxweynuhu.
Hadallada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa imanaya xilli uu weli taagan yahay khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo dhinacyada mucaaradka, iyadoo dowladda ay dhawaan fidisay gogol wadatashi oo looga hadlayo xiisadda taagan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya aan loo baahnayn in lagu xalliyo dalka dibaddiisa, isagoo adkeeyay muhiimadda wada-hadalka gudaha.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya aan loo baahnayn in lagu xalliyo dalka dibaddiisa.
- Xasan Sheekh ayaa carrabka ku adkeeyay in tabasho kasta xal loo heli karo haddii dhinacyada ay khusayso ay aqbalaan inay miiska wada-hadalka isugu yimaadaan.
- Madaxweynaha ayaa dhinacyada siyaasadda ugu baaqay inay ka fogaadaan kala irdhoobidda iyo wax kasta oo keeni kara dhiig daata.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in khilaaf siyaasadeed uu weli taagan yahay oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo dhinacyada mucaaradka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada mucaaradka ee ku aaddan hadallada Madaxweynaha.
- Eedeymaha Madaxweynaha ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan khilaafaadka siyaasadeed ee la sheegay.
Gunaanadka akhristaha
Madaxweynaha wuxuu ku baaqayaa in arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya lagu xalliyo gudaha halkii laga raadin lahaa faragelin shisheeye.
Waxa weli aan caddayn
- Khilaafaadka siyaasadeed ee gaarka ah ee Madaxweynaha tixraacayo waa maxay?
- Sidee ayay dhinacyada mucaaradka uga jawaabayaan baaqa wada-hadalka gudaha?
- Maxaa la sameyn doonaa si loo fududeeyo wada-hadalka la soo jeediyay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa khilaafaadka siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya iyo baaqa Madaxweynaha ee ku aaddan xalinta khilaafaadka, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida dalka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dhex · siyaasadeed · xasan