Xasan oo farriin siyaasadeed u diray mucaaradka kadib markii…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta farriin culus oo siyaasadeed u diray xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo dowladdiisa, kuwaas oo ku doodaya inuu ka dhamaaday muddo xileedkii 4-ta sano ahaa ee 15-ka May, 2026, haseyeeshee Madaxweynaha ayaa sheegay in muddo xileedka hay’adaha dowladda uu ku egyahay marka la gaaro 15-ka […] Th

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa farriin siyaasadeed u diray mucaaradka isagoo sheegay in muddo xileedkooda uu ku egyahay 15-ka May, 2026.
Maxaa la shaaciyey
- Madaxweynaha ayaa sheegay in muddo xileedka hay'adaha dowladda uu ku egyahay 15-ka May 2026, sida uu dhigayo dastuurka cusub.
- Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay safiirka cusub ee dalka Jabuuti, Col. Cusmaan Dubbad Sugulle.
- Kulamada madaxweynaha la yeeshay safiirada ayaa muujinaya in waddamo saameyn leh aysan ka fogaan Villa Somalia.
Macnaha guud
Mucaaradka ayaa ku doodaya in muddo xileedkooda uu dhamaaday, taasoo keentay in madaxweynaha uu farriin u diro.
“Muddo xileedka hay'adaha dowladda wuxuu ku egyahay marka la gaaro 15-ka May 2026.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo doorka madaxweynaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta farriin culus oo siyaasadeed u diray xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo dowladdiisa, kuwaas oo ku doodaya inuu ka dhamaaday muddo xileedkii 4-ta sano ahaa ee 15-ka May, 2026, haseyeeshee Madaxweynaha ayaa sheegay in muddo xileedka hay’adaha dowladda uu ku egyahay marka la gaaro 15-ka May 202, sida uu dhigayo dastuurka cusub.
Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta madaxtooyada ku qaabilay safiirka cusub ee dalka Jabuuti Col. Cusmaan Dubbad Sugulle ayaa sameeyay bandhig wayn, iyada oo Villa Somalia ay baahisay muuqaal qurux badan iyo munaasabad heerkeedu sarreeyo oo safiirka loogu sameeyay xarunta madaxtooyada.
Ujeedka munaasabadda ayaa ahaa mid uu madaxweynaha warqadaha aqoonsiga danjirenimo uga guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u soo magacowday Soomaaliya, kaas oo dhawaan yimid Muqdisho.
Madaxweynaha oo ugu hambalyeeyay Danjiraha cusub xilka loo soo igmaday ayaa u rajeeyay guul iyo shaqo miro-dhal ah, isaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka walaaltinimo, iskaashiga siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.