Xasan Sheekh oo dhambaal culus u diray Liibaan kadib doorashadii Galmudug
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiXasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, iyo ku-xigeenkiisa, Cabdiweli Ibraahim Garyare, kadib doorashadoodii ay xubnaha Golaha Wakiillada ku doorteen magaalada Dhuusamareeb.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa labada mas’uul ugu hambalyeeyey kalsoonida ay ka heleen xubnaha Golaha Wakiillada, isaga oo u rajeeyey inay ku guuleystaan gudashada waajibaadka loo igmaday.
- Xasan Sheekh ayaa hoggaanka cusub kula dardaarmay inay mudnaanta koowaad siiyaan ilaalinta nabadgelyada, xal u helidda colaadaha sokeeye iyo xoojinta midnimada bulshada Galmudug.
- Sidoo kale, wuxuu ku boorriyey inay xoogga saaraan horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada, si wax looga qabto baahiyaha jira loona xaqiijiyo horumar waara.
- Madaxweynaha ayaa doorashada hoggaanka cusub ku tilmaamay mid taariikhi ah, maadaama ay qayb ka ahaayeen boqollaal kun oo qof oo ku kala nool magaalooyinka waaweyn iyo deegaannada miyiga ah ee Galmudug.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee hoggaamiyayaasha cusub ee ku aaddan xallinta arrimaha amniga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xasan Sheekh ayaa hoggaanka cusub kula dardaarmay inay mudnaanta koowaad siiyaan ilaalinta nabadgelyada, xal u helidda colaadaha sokeeye iyo xoojinta midnimada bulshada Galmudug.
- Madaxweynaha ayaa doorashada hoggaanka cusub ku tilmaamay mid taariikhi ah, maadaama ay qayb ka ahaayeen boqollaal kun oo qof oo ku kala nool magaalooyinka waaweyn iyo deegaannada miyiga ah ee Galmudug.
- Xasan Sheekh ayaa Alle uga baryey Liibaan Axmed Xasan iyo Cabdiweli Ibraahim Garyare inuu u fududeeyo mas’uuliyadda culus ee loo igmaday.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan iyo ku-xigeenkiisa, Cabdiweli Ibraahim Garyare oo maanta ay xubnaha Golaha Wakiillada ku doorteen magaalada Dhuusamareeb.
Madaxweynaha ayaa labada mas’uul ugu hambalyeeyey kalsoonida ay ka heleen xubnaha Golaha Wakiillada, isaga oo u rajeeyey inay ku guuleystaan gudashada waajibaadka loo igmaday.
Xasan Sheekh ayaa hoggaanka cusub kula dardaarmay inay mudnaanta koowaad siiyaan ilaalinta nabadgelyada, xal u helidda colaadaha sokeeye iyo xoojinta midnimada bulshada Galmudug.
Sidoo kale, wuxuu ku boorriyey inay xoogga saaraan horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada, si wax looga qabto baahiyaha jira loona xaqiijiyo horumar waara.
Madaxweynaha ayaa doorashada hoggaanka cusub ku tilmaamay mid taariikhi ah, maadaama ay qayb ka ahaayeen boqollaal kun oo qof oo ku kala nool magaalooyinka waaweyn iyo deegaannada miyiga ah ee Galmudug.
Wuxuu sheegay in ka-qaybgalka shacabka uu muujinayo doorka ay muwaadiniintu ku leeyihiin geeddi-socodka dimuqraadiyeynta iyo dhismaha dowladnimada.
Ugu dambeyntiina, Xasan Sheekh ayaa Alle uga baryey Liibaan Axmed Xasan iyo Cabdiweli Ibraahim Garyare inuu u fududeeyo mas’uuliyadda culus ee loo igmaday, si ay uga mira-dhaliyaan himilooyinka shacabka Galmudug ee ku aaddan nabadda, dowladnimada iyo horumarka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, iyo ku-xigeenkiisa, Cabdiweli Ibraahim Garyare, kadib doorashadoodii ay xubnaha Golaha Wakiillada ku doorteen magaalada Dhuusamareeb.
Qodobada muhiimka ah
- Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, iyo ku-xigeenkiisa, Cabdiweli Ibraahim Garyare, kadib doorashadoodii ay xubnaha Golaha Wakiillada ku doorteen magaalada Dhuusamareeb.
- Xasan Sheekh ayaa hoggaanka cusub kula dardaarmay inay mudnaanta koowaad siiyaan ilaalinta nabadgelyada, xal u helidda colaadaha sokeeye iyo xoojinta midnimada bulshada Galmudug.
- Madaxweynaha ayaa doorashada hoggaanka cusub ku tilmaamay mid taariikhi ah, maadaama ay qayb ka ahaayeen boqollaal kun oo qof oo ku kala nool magaalooyinka waaweyn iyo deegaannada miyiga ah ee Galmudug.
- Xasan Sheekh ayaa Alle uga baryey Liibaan Axmed Xasan iyo Cabdiweli Ibraahim Garyare inuu u fududeeyo mas’uuliyadda culus ee loo igmaday.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha hoggaamiyayaasha cusub.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda doorashada waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada Madaxweynaha.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada ka qaybgalayaasha doorashada.
Gunaanadka akhristaha
Doorashada hoggaamiyayaasha cusub ee Galmudug waxaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo ku saabsan horumarka siyaasadeed ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee hoggaamiyayaasha cusub ee ku aaddan xallinta arrimaha amniga?
- Sidee ayay hoggaamiyayaasha cusub ula xiriiri doonaan bulshada si loo xaqiijiyo midnimo?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si wax looga qabto colaadaha jira?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · galmudug · xasan · diray
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada