Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Xildhibaan Saadaam: DF waxay Puntland ku abuurtay burcad-badeed
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan xaaladda Maamul-goboleedka Puntland, gaar ahaan khilaafka culus ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulkaasi Xildhibaanka oo laga soo doorto deegaannada Puntland ayaa eedeymo waa wayn u jeediyay dowladda dhexe, wuxuuna
Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa eedeeyay Dowladda Federaalka inay Puntland ku abuurtay burcad-badeed.
Maxaa la shaaciyey
- Xildhibaan Saadaam ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay faragelin ku sameysay amniga Puntland.
- Wuxuu tilmaamay in Puntland ay qaaday tallaabooyin looga hortagayo burcad-badeedda.
- Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay qaar ka mid ah kooxaha burcad-badeedda.
Macnaha guud
Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa sii xoogeysanaya.
“Dowladda Federaalka ayaa jabhado nagu abuurtay jabhadihii qaybtii la qabtay maahee intii kale ayaa badda galay.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan khilaafka siyaasadeed iyo saameynta amni ee Puntland.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online ) – Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan xaaladda Maamul-goboleedka Puntland, gaar ahaan khilaafka culus ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulkaasi
Xildhibaanka oo laga soo doorto deegaannada Puntland ayaa eedeymo waa wayn u jeediyay dowladda dhexe, wuxuuna sheegay inay faragelin ku sameysay xaaladda amni ee Puntland, ayna Puntland ka abuurtay kooxo uu ku tilmaamay jabhado noqday burcadbadeed.
Saadaam ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay qaaday tallaabooyin looga hortagayo burcadda, isla markaana ciidamada ammaanku ay gacanta ku dhigeen qaar kamid ah kooxahaasi, welina socda howlgalka lagu baacsanayo.
“Dowladda Federaalka ayaa jabhado nagu abuurtay jabhadihii qaybtii la qabtay maahee intii kale ayaa badda galay,” ayuu yiri xildhibaan Saadaam.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.