Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Koofurgalbeed oo la dhaariyey
May 30(Jowhar)-Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, gelinkii dambe ee maanta waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannadii dhowaan la doortay ee ku yimid doorashadii qofka iyo codka ahayd. Goobta lagu dhaarinayay Xildhibaanada cusub oo ka kooban 95-xildhibaan waxaa goob joog ahaa hoggaamiyaha KMG ah ee mamaulka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji iyo […]

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 30(Jowhar)-Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, gelinkii dambe ee maanta waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannadii dhowaan la doortay ee ku yimid doorashadii qofka iyo codka ahayd.
Goobta lagu dhaarinayay Xildhibaanada cusub oo ka kooban 95-xildhibaan waxaa goob joog ahaa hoggaamiyaha KMG ah ee mamaulka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji iyo xubno kale oo ka tirsan xisbiyadii doorashada ka qeyb galay.
Xildhibaanada maanta la dhaariyay ayaa noqonaya xildhibaannadii ugu horeeyay ee laga soo doorto deegaanka iyo Baarlamaanka saddexaad ee maamulka Koonfur Galbeed.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan