Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Xogta duqeyn culus oo ka dhacday duleedka Baydhaba
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo ay xalay diyaarado dagaal ka fuliyeen gobolka Baay, gaar ahaan agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Diyaaradaha ayaa beegsaday goobo la sheegay inay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay inay weerar ku qaadaan magaalada, balse laga hortegay, sida […] The post
Diyaarado dagaal ayaa duqeyn culus ka fuliyay duleedka Baydhaba, iyadoo la beegsaday maleeshiyaad Al-Shabaab ah.
Maxaa la shaaciyey
- Diyaaradaha ayaa beegsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad Al-Shabaab oo qorsheynayay weerar.
- Xaaladda Baydhaba ayaa kacsan, iyadoo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xooggan laga dareemayo halkaasi.
- Maamulka Koonfur Galbeed ayaa qorsheynaya tallaabooyin ka dhan ah Al-Shabaab iyo ciidanka taabacsan Lafta-gareen.
Macnaha guud
Xaaladda Baydhaba ayaa kacsaneyd kadib weerarro ay kusoo qaadeen ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed.
“Weerarkan cusub ee ay qaadeen diyaaradaha dagaalka ayaa kusoo aadayo.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda amni ee Baydhaba iyo qorsheyaasha maamulka.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo ay xalay diyaarado dagaal ka fuliyeen gobolka Baay, gaar ahaan agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed.
Diyaaradaha ayaa beegsaday goobo la sheegay inay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay inay weerar ku qaadaan magaalada, balse laga hortegay, sida ay sheegeen saraakiisha amniga.
Ma cadda khasaaraha ramiga ah ee ka dhashay duqeynta ka dhacday duleedka magaalada Baydhaba, waxaana weli xaaladdu ay tahay mid kacsan, iyada oo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xooggan laga dareemayo halkaasi.
Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed oo ku aadan duqeynta laga fuliyay duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.