Topic
Warkasta is tracking dhacday across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches baydhaba, dhinteen, and faah, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xooggan oo maanta diyaarado dagaal ay ka fuliyeen agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu garaacay goobo ay ku sugnaayeen ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen ee deggan bannaanka magaalada, iyada oo gantaallada lagu burburiyay godad ku [&

Sept 03 (Jowhar)- Rasaas ayaa ka dhacday Minneapolis, taasoo keentay dhimashada laba qof iyo dhowr kale oo dhaawacmay – oo ay ku jiraan saddex sarkaal oo booliis ah – ka dib markii qof laga shakisan yahay uu rasaas furay, sida ay booliisku sheegeen. Qofkii toogashada looga shakisanaa ayaa sidoo kale dhintay, sida uu sheegay Garrett […]

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo ay xalay diyaarado dagaal ka fuliyeen gobolka Baay, gaar ahaan agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Diyaaradaha ayaa beegsaday goobo la sheegay inay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay inay weerar ku qaadaan magaalada, balse laga hortegay, sida […] The post